[Dag Dag ]:Qarax gaari oo goor dhow ka dhacay Muqdisho

0
Thursday November 08, 2018 - 16:54:34 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1675
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 1
  • Share via Social Media

    [Dag Dag ]:Qarax gaari oo goor dhow ka dhacay Muqdisho

    Waagacusub.com- Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay goor dhow ku qarxay agagaarka Hotel Muna ee degmada Xamar Weyne.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay goor dhow ku qarxay agagaarka Hotel Muna ee degmada Xamar Weyne.

Wararka qaar ayaa sheegaya in gaariga qarxay la dhigay wadada dhinaceeda, gaar ahaan wada dhinac ka marta Hotelkii Muna.

Uuro iyo qiic ayaa la arkayay goobta qaraxa ka dhacay, waxaana la soo sheegayaa inuu jiro khasaare kala duwan.



Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...