[DEG DEG]: Rag Hubeysan Oo Ka Dhax Dagaalamaya Hotel Saxafi Iyo Rasaas Laga Maqlayo Xarunta CID

0
Friday November 09, 2018 - 17:17:39 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2030
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG]: Rag Hubeysan Oo Ka Dhax Dagaalamaya Hotel Saxafi Iyo Rasaas Laga Maqlayo Xarunta CID

    Waagacusub.com- Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya laba qarax oo goordhaw ka dhacay agagaarka KM4 ee Muqdisho. Qaraxyada ayaa la sheegayaa in lagu weeraray inta Xarunta danbi Baarista CID Iyo Hotel Saxafi, sido kale wararka ayaa sheegaya in Rag hub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya laba qarax oo goordhaw ka dhacay agagaarka KM4 ee Muqdisho. Qaraxyada ayaa la sheegayaa in lagu weeraray inta Xarunta danbi Baarista CID Iyo Hotel Saxafi, sido kale wararka ayaa sheegaya in Rag hubeesan ay gudaha u galeen Hotel Saxafi ayna saaranyihiin qaybta sare.

Dhanka kale Xarunta danbi Baarista CID ayaa kamid ah goobaha la weeraray, walow aan war rasmi ah laga heyn xarunta ragii weeraray iney gudaha u galeen iyo in kale.


Gadiidka gurmadka deg dega ayaa goobta gaaray, waxaana jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac ah.


Loading...

Koxda Argagaxisada ah ee Al-Shabaab ayaa sii kordhiyay weerarada lagula eegto goobaha bulshadu ku badan tahay 


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...