[20 qof dhimasho Sawiro iyo xog] qaraxii -weerarkii Al-Shabaab ku dileen Sheekh Cabdiweli Afyare

0
Monday November 26, 2018 - 08:52:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 13139
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 5 0
  • Share via Social Media

    [20 qof dhimasho Sawiro iyo xog] qaraxii -weerarkii Al-Shabaab ku dileen Sheekh Cabdiweli Afyare

    Waagacusub.com - Dad ka badan 20 qof ayaa ku dhintay qarax ismiidaamina iyo weerar kooxda Al-Shabaab ku qaadeen guriga Sheekh Cabdiweli Cali Cilmi Afyare ee koofurta Galkacyo.sida ay Warbaahinta u xaqiijiyeen saraakiisha Ciidanka Galmudug oo goobta t

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawir: Goobta qaraxa ka dhacay koofurta Galkacyo
Waagacusub.com - Dad ka badan 20 qof ayaa ku dhintay qarax ismiidaamina iyo weerar kooxda Al-Shabaab ku qaadeen guriga Sheekh Cabdiweli Cali Cilmi Afyare ee koofurta Galkacyo.sida ay Warbaahinta u xaqiijiyeen saraakiisha Ciidanka Galmudug oo goobta tegay. Sheekh Cabdiweli ayaa qaraxii 1-aad ku dhintay ,kadibna dableey hubeeysan oo ka tirsan argagixisadda ayaa gudaha u gashay gurigga.
Dableeyda weerarka soo qaaday oo aheyd seddex nin ayaa laba ka mida la dilay , halka kii seddexaadna la qabtay isagoo dhaawaca.

Loading...









Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...