[DEG DEG:]Warar sheegaya in Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo loo gudbinayo Guddoonka Baarlamaanka

0
Sunday December 09, 2018 - 17:44:51 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1975
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:]Warar sheegaya in Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo loo gudbinayo Guddoonka Baarlamaanka

    Waagacusub.com- War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Tiro Xildhibaano oo mooshin ka wada Madaxweyne Farmaajo ay haatan kulan la leeyihiin Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Tiro Xildhibaano oo mooshin ka wada Madaxweyne Farmaajo ay haatan kulan la leeyihiin Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Ilo ku dhow dhow Xarunta Villa Hargeysa ayaa sheegaya in Guddoomiye Mursal uu ka aqbali doono Xildhibaanada Mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha.

Guuxa mooshinkan iyo wararkiisa ayaa maalmihii la soo dhaafay ay isa soo tarayeen, waxaana wax ka waday Xildhibaanada mucaaradka ah.

Si rasmi ah looma oga tirada Xildhibaanada saxiixday Mooshinka, waxaana Mooshin ka keeni kara Madaxweynaha 92 Xildhibaan oo ah saddex meel meel tirada guud ee Xildhibaanada Golaha Shacabka

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe Waagacusub Media 


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...