[MW.Farmaajo] oo dalbaday in ciidanka Uganda laga saaro Villa Somalia laguna warejiyo kuwo ka Socdo Ethiopia

0
Thursday December 13, 2018 - 19:05:55 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2778
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [MW.Farmaajo] oo dalbaday in ciidanka Uganda laga saaro Villa Somalia laguna warejiyo kuwo ka Socdo Ethiopia

    Waagacusub.com- MW Maxamed Cabdullaahi Farmaajo aya ka dalbaday taliska AMISOM in laga saaro ciidanka Uganda Madaxtooyada laguna bedelo boqol ka mid ah ciidanka Itoobiya ee Baydhaba jooga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- MW Maxamed Cabdullaahi Farmaajo aya ka dalbaday taliska AMISOM in laga saaro ciidanka Uganda Madaxtooyada laguna bedelo boqol ka mid ah ciidanka Itoobiya ee Baydhaba jooga.

Falkan aya waxaa uu ka dhaliyay muran badan taliska AMISOM dhexdeeda, waxaana ciidanka Uganda ay sheegeen in aanay ka baxayn Madaxtooyada iyo Muqdisho. MW Farmaajo oo hore ballan uga soo qaaday madaxweynaha Uganda Yuweri Musefine safar uu dhamaadkii bishii hore ku tagay magaalada Kampala.

Musafeni aya u sheegay MW Farmaajo haddii ay ciidanka Itoobiya yimaadaan shabeellaha hoose iyo Muqdisho ay ciidanka Uganda gacmaha iskula tegi doonaan masuuliyadda dhibka ka yimaadana uu isaga qaadan doono.

RW Itoobiya oo lagu waday in uu la yimaado maanta Kaligii taliska Asmara aya ka baaqsaday kadib markii uu Farmaajo ka caga jiiday in laga saaro ciidanka Uganda Madaxtooyada JFS.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...