[Maxad kala socoto] Qorshaha laga leeyahay Dagaladii ka dhacay Kaxandhale & Tuuloyin hoos tago Maxaas ?

1
Thursday December 27, 2018 - 22:51:38 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 3868
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Maxad kala socoto] Qorshaha laga leeyahay Dagaladii ka dhacay Kaxandhale & Tuuloyin hoos tago Maxaas ?

    Waagacusub.com- Villa Somalia ayaa dajisay qorshe lagu keenayo Ciidamo badan oo ka kala Socda Eritrea & Ethiopia si ay Qaramada Midowbay ay si dag dag ah u dalbato Ciidamo dheeri ah ayee ku fakireen in Dagalo sokeeya dib loo Abaabulo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Villa Somalia ayaa dajisay qorshe lagu keenayo Ciidamo badan oo ka kala Socda Eritrea & Ethiopia si ay Qaramada Midowbay ay si dag dag ah u dalbato Ciidamo dheeri ah ayee ku fakireen in Dagalo sokeeya dib loo Abaabulo

Dagalkii ka dhacay Kaxandhale waxaa Hubka iyo Rasasta laga soo kala qaaday Moqdisho & Jigjiga waxana gacanta loo galiyay Beesha oo kasoo jeedo Mohamed Abdullahi Farmaajo isla markii wexee duulan kusoo qadeen Dad deegan ah oo kasoo jeedo Beesha Habar gidir 

Dagalka ayaa u ekaa mid Saf Balaran ah 


Loading...

Abaabulka dagalka Villa Somalia waxaa u xil saran Xildhibaan CABDI SHIRE CIYAAR JECEL 


Dhinaca kale dagal kale oo isna lagu soo qaaday Beesha Habar gidir ayaa ka qarxay deegano hoos tago Maxaas waxana Ababulkisa loo xil saray Xildhiban CABDULAHI GOODAX BARE 


Danta laga leeyahy ayaa ah Amisom wexee u bahantahay Ciidamo dheerad ah si loo keeno Ciidamada Eritrea & Ethiopian hor leh waxana la doonaya in lagu gumaado ciidanka Beesha Habar gidir 


Waxa nasiib daro ah in Dowladii loo igmaday Nabadent Dalka Ee Hurineso dagalo sokeeye

Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...