[Warsaxaafadeed:] Saraakiishii Ethiopia looga qabsaday dagaalkii Kaxandhaale iyo go-aanka Galmudug

0
Sunday December 30, 2018 - 05:41:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 5254
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    [Warsaxaafadeed:] Saraakiishii Ethiopia looga qabsaday dagaalkii Kaxandhaale iyo go-aanka Galmudug

    Waagacusub.com - War Saxaafadeed ka soo baxay maamulka degmada Gelinsoor ee Galmudug, ayaa looga hadlay dagaaladii u danbeeyay ee ka dhacay deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - War Saxaafadeed ka soo baxay maamulka degmada Gelinsoor ee Galmudug, ayaa looga hadlay dagaaladii u danbeeyay ee ka dhacay deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud.

Qoraalka, ayaa lagu sheegay in duulaan lagu soo qaaday deegaano ay Nabad ku joogeen Beelo Somaliyeed, loona geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

 

War Saxaafadeedka ka soo baxay maamulka Gelinsoor, waxaa lagu sheegay in Ciidamo Itoobiyaan ah ay ka qeybqaateen dagaalka, iyagoo taageerayay mid kamid ah labada beel ee dagaalamayay.

Waxa ay sheegeen iney gacanta ku soo dhigeen laba kamid ah Ciidamada Itoobiya ee ka soo gudbay xadka si ay dagaalka uga qeybqaataan.


Loading...


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...