[War Deg Deg ah] Qaraxyo iyo weeraro toos ah oo ka socda Muqdisho!!
Waagacusub.com- Sida ay sheegayaan wararka nagasoo gaaraya Magaalada Muqdisho waxaa weerar xoogan oo ku bilaawday qarax lagu qaaday Maqaayada lagu magacaabo The Village oo ku taala agagaarka Zoobe.
Rasaas xoogan ayaa sida MOL loo xaqiijiyay waxaana la tuhmayaa in koox dagaalamayaal ah ay gudaha u galeen hotelka,oo ay ka dhex dagaalamayaan.
Ciidamo ka tirsan kuwa ayaa kusii qulqulaya halka weerarka lagu qaaday
Ali Aadan Hashi