[Maxaad ka ogtahay] qorshaha xaraashka shidaalka Soomaaliya? [Xog xasaasi a]

0
Monday January 21, 2019 - 17:19:00 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 3249
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Maxaad ka ogtahay] qorshaha xaraashka shidaalka Soomaaliya? [Xog xasaasi a]

    waagacusub.com- Waxaa beryahan baraha bulshada la isku dhaafsaneyey qoraal muujinaya khiyaanada iyo dhibaatada dalka ku socota taas oo ay qoreen koox ka damqanaysa dhibaatadaas, isla markaana leh garasho ay ku sii odorosaan halka ay wax u socdaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waagacusub.com- Waxaa beryahan baraha bulshada la isku dhaafsaneyey qoraal muujinaya khiyaanada iyo dhibaatada dalka ku socota taas oo ay qoreen koox ka damqanaysa dhibaatadaas, isla markaana leh garasho ay ku sii odorosaan halka ay wax u socdaan. Haddaba mid ka mid ah wariyaayaasheenna jooga Austaralia ayaa soo akhriyey qoraalka soona koobay.

Qoralka waxaa looga hadlay sharciyada degdegga ah ee golaha shacbiga si musuqmaasuq ah loo soo marsiiyey si loogu dhaco hantida qaranka, iyadoo lala kaashanayo dalka Qatar. Sharciyadaan oo keeni doona in dalka si duuduub ah jumla ahaan loo iibiyo kheyraadkiisa.

Waxaa kalo looga hadlay in qeybo ka mid maamul goboleedka Galmudug oo shidaal uu ku jiro inay ku jiraan qorshaha xaraashka iyadoon waxba laga weydiin Galmdug oo ah cidda dhulkaas uga mas’uulka ah ummadda Somaliyeed.

Sidoo kale waxaaa looga hadlay qoraalka in maalin ka hor maalinta dalka uu bohosha ku dhacay ee Farmajo la doortay ee 7 Febrayo 2019  lagu xaraashi doono dalka Ingriiska qeybo badan oo ay saliid ku jirto dalka Somaliya xeebaheeda iyadoo lala kaashanayo dalka Qatar.

Qoraalka waxaa si buuxda loogu tilmaamay in sharciga Maamul ee shaqaaleynta madaxsa sare ee Bangiga dhexe ee Somaliya loo badalay si loo keeno shakhsi la rabo inuu hawlaahaan xaraashidda Kheyraadka uu ka qeybqaato, lagulana soo heshiiyey, isagoon xataa aqoon maaliyadeed iyo mid maamul toona u lahayn Bangiyada iyo maaliyadda. Waxaana badalka sharciyadaan dalka lagu dhacayo ka mas’uul ah dhammaan xildhibaannda Baralamanka aan cidi soo dooran ee la soo xulay.

Arrintaan xaraashaka ee 7 Febrayo 2019 lagu qabanayo Hotelka Claridge’s. Brook Street, Mayfair, London W1K 4HR, waxaa hawl fududeeye ka ah RW Xasan Cali Kheyre oo socdaalo isdabajoog ah ku tagay dalka Qatar, kana mid ahaa, walina la hubo inuu ku lug leeyayay shirkadda SOMA Oil and GAS oo la rabo in lagu dhaco kheyraadka dalka, waxaana sidoo kale ku lug leh Micheal Howard  oo Barlaanka UK ka tirsan iyo nin ka mid ah kooxaha hawlahaan ku shaqeysta oo Ruush hantiley ah Alexander Djaparidez.

Isku soo duub guud ahaan qoraalka waxaa looga hadlay dhibaatooyinka ay Itoobiya, Qatar iyo shakhsiyaad daneysatayaal ah dalka ku hayaan kuwaas oo ay ugu horreeyaan Farmajo, Kheyre, Maxamed Mursal, Micheal Howard, Alexander Djaparidze, iyo Nigel Roberts oo hadda ku soo biiray kooxdaan usoo tafaxeydatay dhaca kheyradka Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa si xanuun badan uga muuqda  qoraalkan dhibaatdii loo geystay shacbiga K/Galbeed, tii loo geystay Barlamanka, arrimihii badda u dhaxaysa Kenya iyo Somaliya oo ay soo baxayso inay kooxdaan rabaan inay Kenya kala heshiiyaan si ay Axmed Madoobe taageerada uga joojiso.

Haddaba Waagacusub Media oo marar badan idiin soo gudbisay warar badan oo muujinaya in dalka dhibaato ku so socota, loona baahan yahay in wax laga qabto ayaa haddana waxay idiin soo jeedineynsaa qodobadaan si ay berri xujo idiin kugu noqoto:

  1. Dhammaan xildhibaanada golaha shacbiga waxaad Allah hortiisa ku dhaarateen inaad dalka si daacad ah ugu shaqeyneysaan sidaasoo ay tahay waxay dowladda hadda jirtaa idii kaashataa duminta, dhaca, dilka iyo boobka hantida qaranka.Xataa mucaaridka wali waa xildhibaanno waxaana idin fuuleysa mas’uuliyad wadareed berri la idinkula xisaabtami doono haddii aad nooshihiin haddii kalana qiyaamaha ayaad Allah la hortageysaan.
  2. Golaha wasiirada waa la mid waxaad dalka u dhintaan maalin ayaad bixin doontaa haddii aydan maanta rabbi uga cabsan waxa aad ummadda u go’aamineysaan sida Sharcigii Bangiga, kii Jinsiga, dhiibistii Qalbi dhagax iyo kuwa kaloo badan.
  3. Madaxda maamul gobleedyada iyo dadka deggan deggaannada maamul goboleedyada waa inaad dalka ka difaaacaan dowladdaan dhexe oo hororka ah rabtana inay dalka xaraashto. Berri waa la idin weydiinayaa mas’uuliyaddiina waayo dawladda Fedrealka waxay ku egtahay xukunkeeda Labada koontrol ee Xamar iyo Jazeera inta kale adinkaa ka mas’uul ah. Sidaas darted heshiiyadaan dhaca kheyraadka waa inaysan idin marin haddii aydan tuugada ka mid ahayn oo aad si cad u diidaan maaha wax la idinka siiyo o kaliya ee sax ma yahay, caddaalad mayahay dalkasa ma dhowrayaa?
  4. Aqooyanahhana xaska ka soo baxa geeridu marbey nolosha dhaantaa ee dalka qalinka ku difaaca waxaan dhowaan soo qori doonnaa shakhsiyaadka qalinkooda qaranka ugu shaqeeyey.
  5. Micheal Howard, Amiirka Qatar Tamim bin Hamad Al Thani iyo Nigel Roberts ha ogaadaano inaan maanta tabar darrannahay tuugana ay noo taliso balse aan ka bixi doonno. Haddaba Amir Tamim bin Hamad Al Thani waxaan leenahay jooji dhaqaalaha iyo taageerada siyaasaded ee aad siisaan Farmajo iyo Kheyre oo lagu laynayo shacbiga Somliyeed sidii wixii ka dhacay Baydhabo iyo Xaraashka uu Amiirka Qatar iyo Mikeal Howard ku diyaarinayaan 7 Febrao 2019 magalada London.
  6. Dadka Somaliyeed ee tirada badan ee halkaas deggan ha ku bannaan baxeen hoteelka iyagoo wata boorar ay ku muujinayaan inaan dalkooda iib ahayn iyo in Michael Howard uu yahay nin wax u dhimaya dalkooda.

Qoraalkan oo aan xigasho lahayn halkaan ka akhriso:

  1. As we all continue to grapple with the preoccupations of Brexit fall outletsnot forget about putting into the spotlight, the Grand Schemes of international Corruption being undertaken right under our noses in Hotels in London. As you may be aware, the Qatar Govt**, through their proxies in the world’s most corrupt Government of somalia 1** and its President Farmajo together with His Prime Minister Mr Kheyre have hastily passed a raft of changes to the somalia’s temporary constitutional frameworks 2** and the petroleum related laws 3** by means of issuing bribes to the unelected Members of the somalia legislature. This will sadly pave way for corrupt wholesale auctioning of Somalia Oil and Gas assets without having the necessary oversight and democratic mandate to do so..
  2. As such, on the 7th February 2019 with the support of Govt of Qatar, Soma oil and Gas, Spectra, other oil speculators , the Corrupt regime at Villa Somalia(Somalia presidential palace) lead by Farmajo’s minister of petroleum and Mining will be attending a petroleum Auction conference at Claridges Hotel in London 4**, in an attempt to illegally and undemocratically auction off 206 oil exploration blocks 5** in the indian ocean within the somalia territorial waters. Such spurious deal making will without doubt bind the hands of any future democratically elected somali government ( type of 6** contracts) with catastrophic consequences to somalia national and economic interests. 
  3. Of utmost concern is their purported auctioning off of 4 (four) 7** extremely lucrative petroleum offshore blocks on Galmudug Federal State’s territorial waters in the indian ocean without any due diligence, consultations with President of Galmudug State 8**, the parliament or people of Galmudug state in Somalia in line with the temporary Somalia constitutional framework 9**.
  4. The latest news with regard to these cascading breaches to the temporary somalia constitutional is the suspicious amendments passed changing the laws relating to office holder of the position of Governor of the Central Bank of Somalia 10**. The amendment was passed by way of issuing bribes to the unelected members of somalia parliament to the effect that a now, a NON SOMALI CITIZEN can hold this sensitive office in this fragile governance set up in Somalia. The man being proposed for the post of Governor of Somali Central Bank is none other than Mr Nigel Roberts 11**, a British citizen whose only prerequisite qualification is his known links to SOMA OIL and Gas Company 12** ( a company formed for the sole purpose of exploiting somalia oil and gas 13**) and to billionaires russian  Funny enough Mr Nigel Roberts has no educational background in banking or experience working in national central banking setup 14**. He is said to have studied English Literature and Later did a masters course in Agricultural Economics, all, irrelevant qualifications that  seriously ill-equips him to be the holder of office of Governor of Central Bank of Somalia. Furthermore, talking of serious conflict of interest, Mr Nigel Robert also seats on the very selection panel that is also going to vet the new Governor of Central bank of Somalia, of which he himself is a candidate 15**.
  5. All these suspicious changes have been speared headed by the Somalia Prime Minister Mr Kheyre 16** who also have known links, and said to be indirectly financed by SOMA OIL and GAS given his numerous recent trips back and forth to the Emirati state of Qatar 17** where he brings in "facilitation” dollars to be shared among the unelected members of bicameral somalia parliament 18**. SOMA OIL and GAS has also been linked to former Tory Leader Lord  Michael Howard 19**. despite  protestations, Lord Howard 20** and Russian billionaire oligarch Alexander Djaparidze 20**, are the brainchild behind this grand theft of Somalia oil resources, through their friends in the Qatar govt and their proxies in the unelected govt in Somalia.
  6. We are also aware that the historically hostile 21** and Landlocked Govt of Ethiopia is about to invest in a fleet of warships without having any sea to protect 22**. It is Galmudug federal state fears that this is part off a grand conspiracy to have those vessels on somali waters to protect oil assets illegality auctioned off through such undemocratic process that belong to the people and Federal State of Galmudug 24**
  7. Most contemporary somali political commentators believe that President Farmajo has exhibited flagrant tribal bias 25** and has undermined the delicate power sharing formulation that is based on the somali 4.5 clan system which underpins Somali federal constitutional settlement .  Mr Farmajo’s Government interfered in South West Federal State (a state predominantly inhabited by the Rahanweyn clan) election by arresting  their clear front runner Mr Mukhtar Robow (an ex islamistcombatant who renounced islamistviolence and cleared to run by the electoral commission ) through orders executed by the detested 26*** Ethiopian Amisom contingent. The ensuing riots in Baidoa city resultedthe deaths of 15 civilians and mass arrests of civilian protesters, some young children barely of age. When the head of UNSOM Ambassador Haystom raised human rights questions** regarding deployments of Amisom troops disregarding UN protocols, Mr Farmaajo decided to declare Mr Haystom as being Persona Non Grata, effectively kicking Mr Haystom from out of Somalia. However, in the presiding federal election in Puntland state 27**( A state predominantly inhabited by Mr Farmaajo’s Darood clan) President choose to sent the Minister of foreign affairs Mr Awad 28** who hails from his darood clan to sent his best wishes for the election process, instead of sending the relevant minister of interior Mr Sabriye who hails from the Hawiye clan 29** to oversee the election process. In Same vain, Mr Farmaajo has undermined the leadership 30*** of two other Federal states which are predominantly inhabited by the Hawiye Clans ,namely Hirshabeele Federal State and Galmudug Federal State. The simmering political tensions throughout the country are at an all time high and could easily reverse gains made in fighting extremism, piracy, attempts made in bringing back a sense of statehood to Somalia.
  8. All this is creating unnecessary political tensions back in Somalia, adding to the already existing instability and is derailing all political progress, goodwill and compromises thus far achieved in the past years in helping Somalia exit the civil war and failed state status. As many NGOs working in somalia are starting to raise their famine early warning system 31** to avert a looming famine crisis in somalia this summer, such political tensions and corruption are unwarranted and will inevitably further escalate security instability by giving extremist organizations such as ISIS and Al Shabaab the oxygen to pander to the somali nationalist narrative that could easily bolster their ranks with disenfranchised and armed tribal militias, further complicating the already volatile security situation in somalia.
  9. You may also be aware of the Somalia- kenya maritime dispute currently pending in the International Court of Justice 32**, to which in similar fashion to (Claridge hotel monkey business), the Corrupt Govt of former Somalia president Sheikh Sharif Sh Ahmed 33** and His PM Mr Abdirashid Sharmarke, illegally and undemocratically signed off large parts of Somali territorial waters in the Indian ocean near the Somalia/Kenya border and handing vast somali oil and fishing assets to kenya in exchange for a few million dollars that was immediately siphoned off from the ìSomali Govt Coffers. As we speak, Kenyan Govt have already issued exploration licences on these illegal oil blocks to Multinational Corporations who are doing untold damage to the marine ecosystems in the Somalia territorial waters in the indian ocean .Also, Kenya Govt continue to refuse to hand over the seismic data to the ICJ or Somalia Govt that it hold over its illegal activities in the somaliaterritorial waters.
  10. It is therefore imperative that Somalis all over the UK, their friends in the labour party and other civil societies in london mobilise en masse and peacefully protest at the Claridges Hotel in London on 7th February 2019 in order to warn any potential investors against dealing this corrupt and unelected govt officials from Somalia that will in the process destabilize Somalia. Please share if you hate corruption.
Ali Aadan hashi 

Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...