[Madaxweyne] Farmaajo oo Jufadiisa hoose ku Tixay Xilal kala Duwan [Aqriso ]Magacyadoda & Xilalka ee hayan
5- Ahmed Daahir Mohamed Safiir ku xigeenka Dalka Imaradka ahna Qunsulka guud ahna hadda muddo ku dhaw labo Sano Mareexan Reer Diini
6- Cabdi Sataar Mohamed Geelle isku xirka Mamul Goboledyada & Xafiiska Madaxweynaha Mareexan Reer Diini
7- Balaal Mohamed Cismaan Madaxa Xafiiska Madaxweynaha ahna la Taliyaha Arimaha Dibada Ahna Xog haya gaarka ah ee Madaxweyne Farmaajo Mareexan Reer Diini
8- Cali Mire Ducaale Taliyaha NISA ee Jubbaland
9- Aadan Dhafoorey Taliyaha Ciidamada Gobolka Gado Mareexan Reer Diini
10- General Cabdulahi Sanka Taliyaha Ciidama Gobolka Gado Mareexan Reer Diini
11- Zakariye ismaaciil Xersi Agaasimaha guud ee Hay ada NISA MAREEXAN REEE DIINI
12- Cabdulahi Aadan kulane Taliyaha Hool galinta Ciidama Nisa Mareexan Reer Diini
13- Farxaan Gurxan Xughaya Kowaad ee Safarada Somalia ee ku leedahy Dalka KOWEAT Mareexan Reer Diini
14- Ahmed Caafi la taliyaha Madaxweynaha Dhanka Mamulka Galmudug Mareexan reer Diini
15- Ahmed Abdiraxmaan Safiirka Somalia u fadhiyo Dalka Zambia
16- Abdi Nuur Gaas Agasimaha Hormarinta Bank of Somalia Mareexan Reer Diini
17-Abdi wali Shiikh juqraafi AGasime ku xigeenka Hay ada Socdaalka & Jinsiyada Somalia Mareexan Reer Diini
18- Ali Seerar Jareere Agasimaha Arimaha Ababulka & Xariirka Xafiiska Madaxweynaha Mareexaan Reer Diini
19- Saacid XaAji la taliyaha Dhanka dhaqalaha Madaxweyne Farmaajo Qabiilkisu waa Mareexan Reer Diini
20- Abdi Caana Nuur Taliye ku xigeenka Airportka Moqdisho Mareexaan Reer Diini
22- Ahmed Ugaas la taliyaha Arimaha Bulshada Xafiiska Madaxweynaha Mareexaan Reer Diini
FG: lasoco Qaybta 2
Ali Aadan Hashi
[Madaxweyne] Farmaajo oo Jufadiisa hoose ku Tixay Xilal kala Duwan [Aqriso ]Magacyadoda & Xilalka ee hayan
Waagacusub.com- 1- Cabdulahi Faarax Taano Safiirka Somalia u Fadhiya Dalka Qatar