[Mamulka] Farmaajo oo Xarashaya Khayradka Mamulada Galmudug & Hirshabelle

0
Monday February 11, 2019 - 18:10:50 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2562
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Mamulka] Farmaajo oo Xarashaya Khayradka Mamulada Galmudug & Hirshabelle

    Waagacusub.com- Dowlada Farmaajo Heshiiskii ay la gashay Shirkada CHINA dhanka kaluumesiga wuxuu ka Soo bilabanaya HOBYO ILAA BARAAWE Heshiiska kaluumesiga lala. Galay China kuma jiraan deeganada SOMALILAND PUNTLAN & JUBALAND kaliya waa deegan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Dowlada Farmaajo Heshiiskii ay la gashay Shirkada CHINA dhanka kaluumesiga wuxuu ka Soo bilabanaya HOBYO ILAA BARAAWE Heshiiska kaluumesiga lala. Galay China kuma jiraan deeganada SOMALILAND PUNTLAN & JUBALAND kaliya waa deeganada ay dagan Beelaha HAWIYE

Dhinaca kale maxa kala socota Deeganada laga Helay Shidaalka ee ay Dowladu Xarashtay 


Ceelasha Shidaalka ee la xarashay wexee ku kala yaalan deeganada Hawiye  GALMUDUG &  HIRSHABELLE 


Loading...

Soo kuma cado in Khayardka dad gooniya la Xarashayo soo uma eko in dagalku ku socdo dad gooni barina Saamen karto deeganadoda 


Waxaa nasiib daro ah ineesan ku bararuksanen dadka la dhibatenayo deeganadoda ay aysan warba ka heenin XARSHASHKA KHAYRADKODA 


DOWLAD FARMAJO mexee  heshiiska  Kaluumesiga & tan Shidaalka uga reebty mamulada PUNTLAN & JUBALAND 


Ugu Dambeen waa inee ka Feekjiknadan dadka dagan Mamulada Galmudug & Hirshabelle Dhagarta loo Malegayo deeganka Mamulada Galmudug & Hirshabelle


W/Q/ Ali Aadan Hashi

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...