[Daawo] Gabadh Yahuuda oo Guur ka dalbatay Dhaxalsugaha Saudi Arabia MBS
Waagacusub.com - Gabar u dhalatay Israel ahna hogamiye Xisbi lagu Magacabo Nicmah ayaa tiri "Waxaan guur ka dalbanaya Mohamed Bin Salaman dhaxalsugaha Saudi Arabia"
Waxey tiri gabadhaas "hadduu iga aqbalo Guurkega waxaan awoodi doona in Barrigga Dhexe aan ka dhigno meel nabad ah”
Waxaa la weeydiiyay Astamaha ay ku dooratay Mohamed bin Salman, wexeyna tiri "waa Qof dheer ana waxan ahay Gabar dheer oo gaaresa 1.80 Mitir waana ku farxi laha hadduu aqbalo Guurkeyga”
"Sikastaba ha ahaatee, hadda waxaa soo hagagayo xiriirka u dhaxeeyo Saudi Arabia & Israel waxana mahada iska leh Mohamed bin Salman” ayey tiri gabadhaas oo hadalkeeda ku soo koobtay "MBS waxaa ku tilmaami karaa shaqsi furfuran oo la yimid siyaasad furfuran”
By Ali Adan Hashi