[DEG DEG] Qarax Xoogan oo Goordhaw Ka Dhacay Muqdisho iyo Faah faahino Kasoo Baxaya

0
Thursday March 14, 2019 - 12:14:10 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1358
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG] Qarax Xoogan oo Goordhaw Ka Dhacay Muqdisho iyo Faah faahino Kasoo Baxaya

    Waagacusub.com- Qarax gaari hoosta looga soo xiray ayaa goordhaw ka dhacay Laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa Daarta Tree Biyaano iyo Isgooska Shaqaalaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Qarax gaari hoosta looga soo xiray ayaa goordhaw ka dhacay Laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa Daarta Tree Biyaano iyo Isgooska Shaqaalaha.

Sida aan Wararka ku helnay qaraxa ayaa lagu soo xiray gaari nuuciisu yahay Surf oo la sheegay in uu lahaa sargaal katirsan ciidanka booliiska Soomaaliya gaar ahaan qeybta dambi baarista CID-da.

Qaraxan ayaa wararka aan helnay sheegayaan in uusan geesan wax khasaaraha, wadaha gaariga ayaa lagu soo waramay in uu gaariga ka shakiyay kadibna ka dagay, waxaana goobta gaariga ku qarxay laga fogeeyay dadkii ka agdhawaa.

Qaraxyada gaadiidka hoosta looga soo xiro ayaa xiliyada qaar ka dhaca magaalada Muqdisho, qaraxa nuucaan ah ayaa inta badan lala beegsadaa wadaha gaariga oo dhimasho ama uu dhaawac inta badan kasoo gaaro qaraxa.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...