[Wardegega:-] Banaanbaxayaal diidan Maamulka Farmaajo oo isu soo baxay Labada Ex Kontorool ee Muqdisho
Waagacusub.com - Kumanaan qof ayaa banaanbaxyadii ugu waaweynaa iskaga soo baxay degaanka Ceelasha biyaha ilaa Suuqa Xoolaha . Maleeshiyadda Farmaajo ayaa rasaas kor ugu riday Banaanbaxayaasha oo wato boorar lagu qoray "KALIGII TALIYE MINGISTE FARMAAJO DOWN IYO FARMAAJOOW CUQDAD QABIIL BAAD QABTAA"
Sikastaba ha ahaatee, EX KONTOROOL AFGOOYE IYO EX KONTOROOL BALCAD AYEY MALEESHIYADDA FARMAAJO KU HOR TAAGAN TAHAY BANAANBAXAYAASHA, WAXEY WEEYDIISTEEN INEY GUDDI ISKA SOO SAARAAN SI LOOLA XAAJOODO LAAKIIN TAAS WAA QIYAANO AY RABAAN INEY KU XIR XIRAAN.
Sikastaba ha ahaatee, EX KONTOROOL AFGOOYE IYO EX KONTOROOL BALCAD AYEY MALEESHIYADDA FARMAAJO KU HOR TAAGAN TAHAY BANAANBAXAYAASHA, WAXEY WEEYDIISTEEN INEY GUDDI ISKA SOO SAARAAN SI LOOLA XAAJOODO LAAKIIN TAAS WAA QIYAANO AY RABAAN INEY KU XIR XIRAAN.
[Wardegega:-] Banaanbaxayaal diidan Maamulka Farmaajo oo isu soo baxay Labada Ex Kontorool ee Muqdisho
Waagacusub.com - Kumanaan qof ayaa banaanbaxyadii ugu waaweynaa iskaga soo baxay degaanka Ceelasha biyaha ilaa Suuqa Xoolaha .