[Topnews] Sababta Farmaajo ku qasabtay inuu Ciidankii boliiska guud ahaan ka qaado Isgoysyadda Muqdisho oo la helay ?

0
Wednesday April 17, 2019 - 03:11:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 5781
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 2 0
  • Share via Social Media

    [Topnews] Sababta Farmaajo ku qasabtay inuu Ciidankii boliiska guud ahaan ka qaado Isgoysyadda Muqdisho oo la helay ?

    Waagacusub.com - Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa amray in guud ahaan isgoysyadda Muqdisho laga qaado Ciidanka Boliiska kadib markii uu cambaareeyn iyo cadaadis xoogan kala kulmay Dowladaha reer Galbeedka iyo Hay'adaha xaquuqul insaanka oo dacwad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa amray in guud ahaan isgoysyadda Muqdisho laga qaado Ciidanka Boliiska kadib markii uu cambaareeyn iyo cadaadis xoogan kala kulmay Dowladaha reer Galbeedka iyo Hay'adaha xaquuqul insaanka oo dacwad ka qoray xasuuqii Ciidanka ay ku dileen bajaajlayaal iyo dibadbaxayaal aan hubeeysneeyn. Farmaajo oo heysta dhalashadda Mareykanka ayaa aad uga cabsi qaba in lagu Maxkamadeeyo tacadiyo uu ka geeystay Muqdisho iyo Baydhabo taas oo sababtay inuu eryo Ergaygii Qaramadda Midoobay ee Arrimaha Somalia Mr Hayson.
Sikastaba ha ahaatee, Xaaladda ayaa ku xun maamulka Farmaajo oo ka walaacsan banaanbaxa shacabka Muqdisho ay iclaamiyeen 18 April 2019.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...