[Akhri] argagixisadda Al-Shabaab oo ardayda uga digay iney tagaan imtixaanka Goodax Barre berri iclaamshay iyo baabuur qaraxyo loo diyaarshay

0
Sunday May 26, 2019 - 17:18:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4966
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Akhri] argagixisadda Al-Shabaab oo ardayda uga digay iney tagaan imtixaanka Goodax Barre berri iclaamshay iyo baabuur qaraxyo loo diyaarshay

    Waagacusub.com - Wilaayadda argagixisadda Al-Shabaab ee gobolka Banaadir ayaa soo saaray digniin iyo amar culus oo ay ardayda Banaadir uga digeen iney ka qeybgalaan Imtixaanka fasalka 12 aad ee gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Wilaayadda argagixisadda Al-Shabaab ee gobolka Banaadir ayaa soo saaray digniin iyo amar culus oo ay ardayda Banaadir uga digeen iney ka qeybgalaan Imtixaanka fasalka 12 aad ee gobolka Banaadir. Argagixisadda Al-Shabaab ayaa inta badan ku dhex jira Isgooladda iyo Jaamacadaha Muqdisho.
Fariintooda hanjabaada xambaarsan ayaa cabsi gelisay waalidiinta dhalay ardayda.
Sida muuqata amaanka berri ma sugna,waxaana cad iney ardayda ka joogi doonaan ka qeybgelida imtixaanadda berri.
Saraakiishu amnigana waxey sheegeen iney goobaha imtixaanadu yihiin beeylaha aan amaan laheyn.
Ardayda iska dhex lugeeya wadooyinka ma jirto cid damaanad qaadeeyso sidaas darteed waxaa haboon iney ka joogaan imtixaankaas aan micnaha badan u laheyn ardayda waxbaratay maadama aysan qiimo badan ku fadhin shahaado uu bixiyay Wasiir Goodax barre oo taariikhdiisa la wada og yahay.

Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...