[Wararkii] ugu dambeeyay dalka Ethiopia

0
Sunday June 23, 2019 - 12:43:48 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 3175
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Wararkii] ugu dambeeyay dalka Ethiopia

    Waagacusub.com- Wararka ugu dambeeyay ee dalka Ethiopia ayaa sheegaya in Madaxii maamulka Amxaarada Ambachew Mekonnen iyo la taliyihiisii ay ka mid ahaayeen madaxdii shalay ku dhimatay dagaal ka dhacay Bahir Dar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Wararka ugu dambeeyay ee dalka Ethiopia ayaa sheegaya in Madaxii maamulka Amxaarada Ambachew Mekonnen iyo la taliyihiisii ay ka mid ahaayeen madaxdii shalay ku dhimatay dagaal ka dhacay Bahir Dar.

Weerar lagu qaaday shalay goob ay ku shirayeen madax ka tirsan Is Maamulka Amxaarada ayaa waxaa sidoo kale ku dhintey taliyihii ciidamada dalka Ethipia General l Asamnew Tsige.

Dowlada Itoobiya ayaa ku tilmaantay weerarka ka dhacay Bahir Dar inuu ahaa afgambi fashilmay.

War ay soo saareen Xisbiga Dimuqraadiga ee Amxaarada ayaa lagu sheegay in General hore oo ka tirsanaa ciidamada Itoobiya Asaminew Tsige iyo Madaxa Ammaanka Amxaarada ay ka dambeeyeen afgambi dhicisoobay oo ka dhacay Bahir Dar.


Loading...


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...