[Daawo] Fadeexo Taliye ku xigeenka Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia Mr Shaawey oo naag la galmoonaa kana duubay Video
Taliye ku xigeenka Hay'adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia Cabdifitaax Shaawey ayaa gabadh yar ka duubay Video isagoo la galmoonaa qol mugdiya oo ku yaal meel lagu qiyaasay Muqdisho. Video-ga galmada ayaa la soo dhigay baraha bulshadda iyo Website-yadda lagu faafiyo filimadda anshax xumadda.
Nasiibdaradda ugu weyn ee Somalia heeysata waxey tahay in xil miisaankiisu dhan yahay lagu aamino ninka gabdhaha yar kula galmoonaa xooga kadibna ka duubaa muuqaalka.
Cabdifitaax Shaawey oo magangalyo weeydiistay Dowladda Ingiriiska ayaa loo diiday magangalyadda kadibna waxaa laga masaafuriyay UK.
Si aan u ilaalino anshaxa ayaan ka bixinay muuqaalkiisii
[Daawo] Fadeexo Taliye ku xigeenka Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia Mr Shaawey oo naag la galmoonaa kana duubay Video
Taliye ku xigeenka Hay'adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia Cabdifitaax Shaawey ayaa gabadh yar ka duubay Video isagoo la galmoonaa qol mugdiya oo ku yaal meel lagu qiyaasay Muqdisho.