[Wariye Coldoon] Oo Xukun Lagu Riday

0
Monday July 08, 2019 - 11:01:16 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1499
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Wariye Coldoon] Oo Xukun Lagu Riday

    Waagacusub.com- Maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa ayaa maanta waxa ay xukun xabsi ah ku riddey, wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon, oo bilooyin badan xabsi ku jiray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa ayaa maanta waxa ay xukun xabsi ah ku riddey, wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon, oo bilooyin badan xabsi ku jiray.
Coldoon ayaa lagu eedeeyey inuu u gefay qarannimada ay sheegato Somaliland, iyo sidoo kale inuu caqabad ku noqday gooni isku taaggooda, iyadoo dacwadda sidoo kale ay ku jirtay aflagaado la sheegay inuu wariyaha u geystay dugsiga abaarso.

Waxaa Cabdi Maalik lagu xukumay Saddex Sano iyo sidoo kale Lix bil oo xarig ah, iyadoo marar badan sidan oo kale loo xiray Coldoon.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...