[Topnews:-] Suadi Arabia oo Maamulka Somaliland ku amartay inky ruqsad ka doontaan Dowladda Farmaajo

0
Sunday July 14, 2019 - 23:24:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2701
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Suadi Arabia oo Maamulka Somaliland ku amartay inky ruqsad ka doontaan Dowladda Farmaajo

    Waagacusub.com -Warqaddan oo kasoo baxday Hay'adda ka Faa'ideysiga Mashruuca Xoolaha Xajka ee Dawladda Sucuudiga, kuna taariikheysan 14.07.2019, ayaa waxay sheegaysaa in ay lagama maarmaan tahay in la dhaqangeliyo shuruuddaha shahaada caafi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com -Warqaddan oo kasoo baxday Hay'adda ka Faa'ideysiga Mashruuca Xoolaha Xajka ee Dawladda Sucuudiga, kuna taariikheysan 14.07.2019, ayaa waxay sheegaysaa in ay lagama maarmaan tahay in la dhaqangeliyo shuruuddaha shahaada caafimaadka xoolaha ee Dawladda Federaalka Soomaaliya.

Warqaddan oo ku socota toddoba ka mid ah ganacsatada Xoolaha iyo Maxjarrada Xoolaha, ayaa waxay ka jawaabaysaa dalab ay horey ugu direen ganacsatada Maxjarrada xoolaha, kaasi oo ahaa in meesha laga saaro shuruudda ay dawladda Soomaaliya ku xidhay dhoofinta xoolaha.

Hase ahaatee, dalabka ganacstadan waxaa ku gacanseydhay ninka Mashruuca Xoolaha Madaxda uga ah dawladda Sucuudiga oo lagu magacaabo Raxiimi Binu Axmed Raxiimi, kuna saxeexan warqaddan.

Raxiimi ayaa qoraalkiisan ku yidhi: "Waa lagama maarmaan in la dhaqangeliyo shuruudaha shahaadooyinka caafimaadka ee Dawladda Federaalka (Soomaaliya) ay soo rogtayā€¯


Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...