[Topnews:-] Odayaasha Sacad Dir Sheekhaal iyo Madhibaanka Mudug oo ka baxaya Shirka Dhuusamareeb.

1
Saturday September 21, 2019 - 02:12:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2365
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Odayaasha Sacad Dir Sheekhaal iyo Madhibaanka Mudug oo ka baxaya Shirka Dhuusamareeb.

    Odayaasha Sacad Habargidir,Sheekhaal ,Dir iyo Madhibaanka Mudug ayaa Waagacusub.com u xaqiijiyay iney iskaga baxayaan Shirka hanaanka doorashooyinka Galmudug ee ka socda Dhuusamareeb kadib markii lagu xaqiray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Odayaasha Sacad Habargidir,Sheekhaal ,Dir iyo Madhibaanka Mudug ayaa Waagacusub.com u xaqiijiyay iney iskaga baxayaan Shirka hanaanka doorashooyinka Galmudug ee ka socda Dhuusamareeb kadib markii lagu xaqiray.

Odayaasha waxey sheegeen inaan la aqbali karin in Galgaduud la siiyo xilalkii ugu sareeyay maamulka iyo Caasimadii Galmudug sidaas darteedna ay iskuugu tegayaan Galkacyo.

Nabadoon Jaamac Xaange oo ah Nabadoonka guud ee beesha Sacad Habargidir ayaa yiri "Caqliga Kheyre iyo Farmaajo wuxuu leeyahay”.

1-Madaxweynaha Galmudug hala siiyo Galgaduud.

2- Madaxweyne ku xigeenka Galmudug hala siiyo Galgaduud.

3- Gudoomiyaha baarlamaanka hala siiyo Galgaduud.

4- Labada Gudoomiye ku xigeen hala siiyo Galgaduud.

5- Caasimadda hala siiyo Galgaduud.

Mudugna hala siiyo 0, Caay, ilhaano iyo yasmo.

"Caqliga Farmaajo iyo Kheyre wuxuu leeyahay”.

"Sacadow , Madaxweynahii Sacad Galmudug Axmed Ducale Geelle Xaaf oo 80 jira annagaa ridnay, anagaa hortiina ku bahdilnay, ballantii aan Sacad la galnay ee aheyd keensada nin Dowladda la shaqeeyn kara oo Sacad ahna waa idinkaga baxnay, waxaadna ku qasban tihiin ninka aan annaga u rabno inuu noqdo Madaxweynaha Galmudug oo aan Sacad aheyn”.

"WARKU HALKAAS AYUU MARAYAA, GO'AANKA SACADNA TODOBAADKAAN AYAAD SI RASMIYA U MAQLI DOONTAAN” ayuu yiri Nabadoonka guud ee beesha.

Odayaasha ka qeybgelaya shirka Dhuusamareeb oo todobaadkaan u baxaya Galkacyo waxey yiraahdeen:-

SACAD Waxey kala dooranayaan.

1- Iney la laabtaan maamulka Galmudug oo ay magac ,dastuur ,xoog iyo xoolo intaba ku bixiyeen.

2- Iney ku biiraan Puntland oo halkaas ka qaataan Wasiiro iyo Madaxweyne ku xigeen.

3- Iney Saleebaan wax isku darsadaan, dhistaan maamulka Galmudug, sidaas darteedna ay furtaan dekadda Hobyo.

SACAD WAXAA SIDOO KALE LA GUDBOON INEY ABAABUL XOOGAN KA SAMEEYAAN GUDAHA MUQDISHO GAAR AHAAN WARDHIIGLEEY IYO HODAN SI MEESHA LOOGA SAARO MAAMULKA FARMAAJO.

Oday Saleebaana oo dhintay Allaha u naxariistee NABADOON JODHOB ayaa igu yiri "NInka Caawa la doortay soow Mareexaan maaha" ? haa baan ku iri , wuxuu iigu jawaabay "Kursiga in Xabad looga kiciyo mooyee walaahi inuusan ka kici doonin ee bal ogaada tan Habargidir ka raacda"

Warkii Nabadoonka Saleebaan caawa ayuu dhab noqday.

By Dahir Alasow.


Loading...
Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...