[Topnews:-] Farmaajo oo ku faanay iney kooxdiisa gateen Cabdinasir Jamac Seed "Odayaasha Sacad looma baahna"

0
Saturday September 21, 2019 - 02:19:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2404
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Farmaajo oo ku faanay iney kooxdiisa gateen Cabdinasir Jamac Seed "Odayaasha Sacad looma baahna"

    Madaxweynaha kooxda Nabad iyo Nolol la baxday ee Villa Somalia Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa u sheegay Siyaasiyiinta beesha Sacad inaan shirka Dhuusamareeb looga baahneeyn odayaasha dhaqanka beesha Sacad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha kooxda Nabad iyo Nolol la baxday ee Villa Somalia Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa u sheegay Siyaasiyiinta beesha Sacad inaan shirka Dhuusamareeb looga baahneeyn odayaasha dhaqanka beesha Sacad. Farmaajo wuxuu yiri "Cabdinasir Jamac Seed ayaan heshiis la galnay, isaga ayaan lacag siinay oo aan wada soconaa, loomana baahna odayaashii hore ee soo xuli jiray Xildhibaanadda beesha Sacad"
Farmaajo ayaa hadalkaan ku jawaabay kadib markii loo sheegay in odayaasha dhaqanka Sacad ee jooga Dhuusamareeb ay ka baxayaan shirka.
Sikastaba ha ahaatee, lamma Ogga Cabdinasir Jamac Seed inuu noqon doono Caado qaate u nugul sandareero iyo inuu go'aanka odayaasha beeshiisa qaateen la qaadan doono.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...