[Kheyre] "Xilka uu Wasiir ku xigeenka Sacad iska casilay waxaan u magacaabayaa wiilka yar ee Xafiiskeyga ka shaqeeya"

0
Saturday September 21, 2019 - 02:28:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3326
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 0
  • Share via Social Media

    [Kheyre] "Xilka uu Wasiir ku xigeenka Sacad iska casilay waxaan u magacaabayaa wiilka yar ee Xafiiskeyga ka shaqeeya"

    Waagacusub.com - Xasan Cali Kheyre oo la hadlay odayaal iyo siyaasiyiin beeshiisa ah oo jooga Dhuusamareeb ayaa u sheegay inuu xilka Wasiir ku xigeenka ee Cabdikariim Cabdi dhalac iska casilay uu si degdega ugu magacaabi doono wiil ka shaqeeya Xafiis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Xasan Cali Kheyre oo la hadlay odayaal iyo siyaasiyiin beeshiisa ah oo jooga Dhuusamareeb ayaa u sheegay inuu xilka Wasiir ku xigeenka ee Cabdikariim Cabdi dhalac iska casilay uu si degdega ugu magacaabi doono wiil ka shaqeeya Xafiiska. "Sacad maxey qaadi karaan, xilka uu Xildhibaan Cabdikariim iska casilay waxaan u magacaabayaa berri wiil yar oo Xafiiskeeyga ka shaqeeya oo la yiraa Garaad Salaad si aan u tuso ineysan culeys badan nagu heeyn" ayuu yiri Kheyre.
Kheyre ayaa la sugayaa inuu Garaad Salaad oo u dhashay beesha Sacad ,ahna shaqaale hoosaad ka shaqeeya xafiiskiisa u magacaabo Wasiir ku xigeenka xanaanadda xoolaha iyo dhirta.
Kheyre ayaa horey u bahdilay beesha Sacad kadib markii uu xil uusan u qalmin u magacaabay wiil uu adeer u yahay Jeneral Caydiid laakiin waxey sheekadu xiiso yeelan doontaa haddii uu xilkaas u magacaabo wiil yar oo xafiiskiisa ka shaqeeya.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...