[Wasiirka arimaha] dibada oo ku garab taagan ganacsato ay isku heyb yihiin inay meesha ka saarto ganacsato Hawiye ah Zambia joogtey
Wasiirka arimaha dibada ee VILLA SOMALIA ayaa si qabiileysan u garab istaagey ganacsato ay beel ahaan is leeyihiin halka ay maanta xabsi kujiraan ganacasatadii Hawiye taasoo kursigii dowlada lagu caburiyey
Hadaba aduunka oo dhan wuxuu ku dagaaL Sanyahy interes dhaqaale waa sax
Balse labo qofood oo Soomaali ah oo wada qaxooti ah patrol Station qofba gaar uleeyahay maxaa sababay in wasiirku Qaarna tarxiil iyo xabsi inuu ku sameeyo halka kuwa ay isku heybta yihiin uu garab istaagey
Hadaba waa maxay wasiir dowladeed difacayo Qabiil kuna dulminayo dad kale waase maxay ceebta kataagan ZAMBIA oo faquuq cudur fog beeraya uu kasocdo
Adigu Zambia wac aniga hey su,aaline
Halkaas markey mareyso nin xasuus hore lahaa waxbaa u baxaya nabadeey jaale Hawiye muqdishdi ee lahayen waa lagu dhibay hadana waxa loogu daray dalalki ay kaso radsaden Magangalyo iyo Ganacsi
Hawiye dibadina waa lagu ugarsanaya Dalkiina waa ku dhibanyihin
Ali Aadan Hashi