[Al-shabaab] o Bilaabay Qorshe Dadka Carabiga Lagu Barayo

0
Saturday November 02, 2019 - 02:49:15 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1386
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Al-shabaab] o Bilaabay Qorshe Dadka Carabiga Lagu Barayo

    Waagacusub.com- Al-shabaab ayaa bilaabay olole lagu carabiyaynayo dadka si ay u bartaan Luqadda Carabiga oo muhiim u ah barashada diinta islaamka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Al-shabaab ayaa bilaabay olole lagu carabiyaynayo dadka si ay u bartaan Luqadda Carabiga oo muhiim u ah barashada diinta islaamka.
Barnaamijkaan ayaa laga hirgalinayaa Deegaanadda Jubooyinka ay gacanta ku hayaan Xarakadda Al-shabaab.

Sheekh Max’med Abuu Cabdalla oo ah waaliga Jubbooyinka oo ka qeyb gelayay munaasabad lagu furiyay mashruuca dadka luqadda Carabiga lagu barayo ayaa bogaadiyay tallaabadan.

Deeganadda Al-Shabaab ay Maamulaan ayaa boorarka lagu dhejiyo dukaamadaha ganacsiga iyo iskuullada waxaa lagu qoray luqadda Carabiga taas oo qeyb ka ah dhiiri gelinta barashada Luqadda Carabiga.

Loading...

Arinkan wexe ka dhigan tahay Dagaal toos ah oo ay kula jiran luqadi Hooyo ee Afka SOMALIGA ah

Alle SWT wuxu aburay Qoomiyado badan wuxuna u kala yelay luuqado isku gartan oo u gaar ah mana usan amrin in qoom luuqadodu esan ahen Carabiga inan xoog uga tagan luqadoda iyo dhaqankodaba 

Koxdan Argagasida ah ee Al-Shabaab wexe umada SOMALIYED ku qasbayan Ine duli u ahadan DADYOWGA CARABTA AH .
Waa duulan qaawan oo lagu soo qaday Afkena Somaliga ah waxana wajib ku ah dadyowga Somaliyed ine iska difacan koxdan argagaxisada ah ee duulanka ku ah jiritanka Dadka SOMALIYED 

W/Q/Ali Aadan hashi 

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...