[Wardegdega] Rag Hubeysan ayaa ka dhex dagaalamay Hotel Syl

0
Tuesday December 10, 2019 - 20:58:24 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1775
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Wardegdega] Rag Hubeysan ayaa ka dhex dagaalamay Hotel Syl

    Waagacusub.com- -Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Rasaas laga maqlayo Caawa Gudaha Magaaladda muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- -Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Rasaas laga maqlayo Caawa Gudaha Magaaladda muqdisho

Rasaasta oo u muuqato mid la is weydaarsanayo ayaa waxaa la soo sheegaya in ay ka socoto inta u dhaxeyso Villa Somalia iyo Hotel SYL ee Magaalada Muqdisho.

Sida ay inoo xaqiijiyeen wariyayaal goobta ku sugan, waxaa hakad galay isku socodka dadka iyo gaadiidka inta u dhaxeysa Villa Somaliya iyo Hoteel Syl.

Warar soo baxaya ayaa sheegay in kooxo ka kooban 5-dagaalyahan ay galeyn Hoteelka SYl,islamarkaana ay halakas ka dagaalamayaan.

Ilaa haatan  Lama oga khasaaraha ka dhashay weerarkaan lagu qaaday hoteelka Syl oo dhowr jeer Maleeshiyaadka Shabaab ay weerareen.

Hotelkan la weeraray ayaa waxaa degan Masuuliyiin Dowladda Somaliya ka tirsan, sidoo kalena waxaa iminka lagu uruurinayay shakhsiyaad taageersan dowladda, oo la damacsan yahay in lagu darro Xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee Galmudug.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...