[Daawo Akhri] Liiska Raggii Raxanweynta ee Hawiye xasuuqay -magacyadooda iyo goobahii ay isku qarxiyeen - Jawaabta Lafta Gareen

0
Saturday December 21, 2019 - 19:56:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 6863
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 3 2
  • Share via Social Media

    [Daawo Akhri] Liiska Raggii Raxanweynta ee Hawiye xasuuqay -magacyadooda iyo goobahii ay isku qarxiyeen - Jawaabta Lafta Gareen

    1- Weerarkii ismiidaaminta ee gurigii Cabdiweli Sheekh Cilmi Cali Yare ee Galkacyo, oo lagu dilay 31 qof oo u dhashay beesha Sacad Habargidir, waxaa fuliyay Nin Raxanweyn Yentaar u dhashay oo la yiraa Macalin Bishaar , Muscab Gacmadheere.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1- Weerarkii ismiidaaminta ee gurigii Cabdiweli Sheekh Cilmi Cali Yare ee Galkacyo, oo lagu dilay 31 qof oo u dhashay beesha Sacad Habargidir, waxaa fuliyay Nin Raxanweyn Yentaar u dhashay oo la yiraa Macalin Bishaar , Muscab Gacmadheere.

2- Maxamuud Cabdiraxmaan oo u dhashay Raxanweyn , Macalin weyne ayaa ka baxay Saakow, waxaa lagu qabtay Guriceel isagoo ujeedkiisu ahaay inuu isku qarxiyo Madaxda Galmudug iyo shacabkii ay khudbadda u jeedinayeen.

3-Weerarkii Maqaayadda Liido. Waxaa isku qarxiyay Maxamed Ibrahim Xasan oo ka dhashay beesha Raxanweyn gaar ahaan Haddamo.

4- Weerarkii Naasa hablood 2, Waxaa isku qarixiyay Ibrahim Xasan Ibrahim oo ka dhashay Raxanweyn gaar ahaan beesha Jiroon ee Madaxweyne Lafta gareen ka dhashay.

5- Weerarkii Hotel Ambassador Muqdisho waxaa fuliyay oo isku qarxiyay Maxamuud Macalin Maxamed iyo Cabdi Xamiid Sheekh Xasan  oo u dhashay beesha Raxanweyn gaar ahaan beesha Haddamo.

6-Weerarkii Hotel Doorbin waxaa fuliyay oo isku qarxiyay Maxamed Cabdiraxman Cabdullahi oo u dhashay beesha Raxanweyn gaar ahaan beesha Boqol hore.

Weerarkaas isqarxinta kadib waxaa xigay xasuuq uu geysteeny Xasan Sheekh Suleebaan oo u dhashay beesha Raxanweyn gaar ahaan Eelaay iyo Maxamed Nuunoow Maxamed oo u dhashay beesha Raxanweyn gaar ahaan beesha Yentaar.

7- Weerarkii Hotel Syl 1 waxaa fuliyay oo isku qarxiyay Adam Macalin Shacbaan oo u dhashay beesha Raxanweyn gaar ahaan beesha Haddamo.Nuux Xasan Sheekh Maxamed oo ka dhashay Raxanweyn gaar ahaan beesha Haddamo iyo Sharmarke Axmed Sheekh Xasan oo ka dhashay Raxanweyn gaar ahaan beesha Hubeer.


Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...