Farmaajo oo Kenya ka codsaday khubaro la dagaalanka Musuqmaasuqa - Ereteria, Dimuqoradiyada iyo xuquuqda Saxaafadda. Run miyaa? Ma Ogi.No.289.

0
Wednesday February 26, 2020 - 08:21:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1770
  • (Rating 3.7/5 Stars) Total Votes: 3
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo oo Kenya ka codsaday khubaro la dagaalanka Musuqmaasuqa - Ereteria, Dimuqoradiyada iyo xuquuqda Saxaafadda. Run miyaa? Ma Ogi.No.289.

    Abwaan Guure, ayaa yiri: Waxaa Muqdisho tegay Khubaro Caalamiya oo ka kala socdo dhowr Wadan, si ey Somalida ugu faa'iideeyaan khibradahooda iyo waaya aragnimadooda xirfadeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abwaan Guure, ayaa yiri: Waxaa Muqdisho tegay Khubaro Caalamiya oo ka kala socdo dhowr Wadan, si ey Somalida ugu faa'iideeyaan khibradahooda iyo waaya aragnimadooda xirfadeed.

khubaradaan oo ka kala socdo wada badan khibrada u leh xirfadahaan.  

 ka faa'iideysi wacan. 


Loading...

1. Kenya, La dagaalanka Musuqmaasuqa. 


2.Sacuudiga, Tartanka Asxaabta badan.


3.Uganda, Cilmiga Badmaaxnimada.


4. Seyberiya, Ka faa'iideysiga Kuleeylka Qoraxda.


5.Ethiopia, Somali Jaceylka.


6.Hindiya,  Habka ugu wanaagsan ee ku dhawaaqidda Af Ingiriiska. 


7.Qatar, Sida Mooska loogu beero Wabiga Jiinkiisa.


8.Isreal, Xuquuqul insaanka.


9. UN, Maamul wanaag iyo Dhaxdhaxaad nimo.


10. Mexico, ka hortagga iyo ka caaganaanta  Daroogada.


11.Brazil, Fidinta Diinta. 


12.Ereteria, Demoqaradiyada iyo xuquuqda Saxaafadda. 


13. Norway,  Heshiis aan la isku gaadeeyn. 


15.USA, kala soocidda Siyaasada Shirkadaha Shidaalka iyo tan Qaranka. 


Run miyaa ma ogi.


Qore : Yahya Amir

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...