[Topnews:-] Golaha Wasiiradda cusub oo lagu soo deray Khaainul wadaniin iyo gacanta midig ee Garguurte

0
Sunday March 19, 2017 - 07:02:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 23126
  • (Rating 4.3/5 Stars) Total Votes: 3
  • 3 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Golaha Wasiiradda cusub oo lagu soo deray Khaainul wadaniin iyo gacanta midig ee Garguurte

    Waagacusub.net - Dhismaha Golaha Wasiiradda (Wasiiro, Wasiir ku xigeeno & Wasiiru dawlayaal) oo la filayo inay ka koobnaan doonaan 65 ilaa 70 Xubnood. Wasiiradda la hadal hayo in la magacaabi doono waxaa kamid noqon kara:-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Dhismaha Golaha Wasiiradda (Wasiiro, Wasiir ku xigeeno & Wasiiru dawlayaal) oo la filayo inay ka koobnaan doonaan 65 ilaa 70 Xubnood. Wasiiradda la hadal hayo in la magacaabi doono waxaa kamid noqon kara:-

 1-Wasiiro laf dhabar u ahaa dawladdii Hassan Sheikh oo lagu tuhmayo lunsashada hanti qaran. 

2- Xubno daacad u ah dalal shisheeye (Qaainul wadaniin ah) 

Loading...

3- Xubno aan fahansaneyn wacyiga umadda Soomaaliyeed ku sugan tahay oo raadinaya fursado ay dhaqaale ku sameeyaan. 
4- Xubno golayaashii wasiiradda marar badan kasoo dhex muuqday oo aan waxba soo kordhin.

Waxaan rajeynayaa Dawladda cusub oo Soomaalidu u hanweyn tahay hogaankeeda inuu ka digtoonaato kana ilaaliyo xubnaha noocaas oo kale ah inay kamid noqdaan golaha wasiiradda Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo Raisul Wasaare Hassan Ali Kheyre.

Somalia ha guuleysato, 

Fikirkiina waa muhiim.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...