Share with your friends via email

[Daawo] sheekadii xiisaha badan ee MAANAFAAY Q1aad iyo Wariye Xasan Kaafi qoyste

Waagacusub.com - Iyadoon qofna salaamin, hareerahana eegin, bay qolkeedii halhaleel ugu gudubtay. Sariirtay isku halgaadday. Buugaagtii ay sidatayna koomadiinka dushiisay naxariis la'aan ku tuurtay. Qaar baa dhulka ku daatay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip