Share with your friends via email

[Topnews:-] Emirate-ka oo hub badan ku daabulay Somalia iyo dalalka uu ka iibshay ?

Waagacusub.com - Warbixin ay soo saartay kooxda QM ee la socodka xayiraadda hubka ee saaran Somalia iyo Eritrea ayaa lagu sheegay in Imaaraadka Carabta ay si buuxda u jebinayaan xayiraadda hubka ee saaran Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip