[DEG DEG]:-Afhayeenkii Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Is Casilay
Waagacusub.com- War Goordhow naga soo gaaray Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in uu si casilay Afhayeenkii Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka ka jira Cabdullaahi Sheekh Xasan.