Share with your friends via email

[Sirculus:] Israel ,Saudi Arabia iyo Emirates oo ku heshiiyay in la wiiqo awoodda Turkey ?

Waagacusub.com - Dalalka Sacuudiga, Imaraaadka iyo Israel ayaa yeeshay kulan qarsoodi ah oo looga hadlay sidii dowladda Bashar al-Assad dib loogu soo celin lahaa xubinnamadeeda Jaamacadda Carabta, si loo wiiqo saameynta Turkiga ee gobolka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip