Share with your friends via email

Qosolka Farmaajo iyo Uhuru ma Run baa mise waa Been ?

Waxaan mardhow dhagaystay labadii khudbadood ee Farmajo iyo Kenyatta ka jeediyeen Shirka sanadlaha ah ee Qaramada middobay. Hadalkooda intaanan faalo gaaban aanan ka bixin bal aan is yar dultaago kulankii hordhaca ahaa ee MW Sisiga Masar isugu keena

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip