Wararka

Al-Shabaab oo Lacago u Qeybiyay Qaar Kamid ah Shacabka Muqdisho+Sawirro

1 Visits: 4128 | Sunday October 07, 2018 - 15:15:20
Al-Shabaab oo Lacago u Qeybiyay Qaar Kamid ah Shacabka Muqdisho+Sawirro

Read More »

[DHAGEYSO:] Maxaa keenay in Al-Shabaab ay u Hanjabaan Shacabka Muqdisho?

0 Visits: 0 | Sunday October 07, 2018 - 14:21:42
Hareed

Read More »

[Topnews:-] Madaxweyne Cagjar oo Dowladda Ethiopia ugu hanjabay dagaal Cir iyo dhul ah.

0 Visits: 4001 | Sunday October 07, 2018 - 01:34:02
Madaxweynaha Somali Galbeed Mustafa Cagjar ayaa bartiisa Facebook ku faafiyay qoraal hanjabaada oo toos ugu socday Dowladda Federalka Ethiopia kadib markii ay gollaha Amniga federalka Ethiopia ku eedeeyeen inuu gollahiisa Wasiiradda cusub dhamaantood ka dhigay shaqsiyaad ka tirsan urur diimeedka Al-Islaax,…

Read More »

[DHAGEYSO:] Xog Ku Saabsan Xisbi  uu Hoggaaminayo Xasan Sheekh !!

0 Visits: 0 | Friday October 05, 2018 - 15:49:00
Hraed [DHAGEYSO:] Xog Ku Saabsan Xisbi Cusub ee Xasan Sheekh oo Soo Shaacbaxday !

Read More »

WAR DEG DEG AH: Qaraxyo Is Xig Xigay Goordhaw ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 3056 | Friday October 05, 2018 - 12:05:24
WAR DEG DEG AH: Qaraxyo Is Xig Xigay Goordhaw ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Read More »

[DHAGEYSO:]Soomaalida Mareykanka Sharciga ka Weydey oo Kanada u Qaxdey!!

0 Visits: 0 | Thursday October 04, 2018 - 15:06:00
Hareed

Read More »

[Topnews:-] Faarax Macalin oo dirqi uga baxsaday Sirdoonka Ethiopia oo Jigjiga ka qaban rabay ?

0 Visits: 8591 | Thursday October 04, 2018 - 09:58:01
Waagacusub.com - Saraakiisha amaanka Dowladda Federalka Ethiopia ayaa caro iyo madax xanuun ka qaaday kadib markii ay ogaadeen inuu Faarax Macalin ka degay Addis Ababa kadibna Jigjiga uga gudbay.

Read More »

[Sirculus:] Ethiopia oo ogaatay iney hal Urur diimeed yihiin Madaxweyne Cagjar iyo Gollahiisa Wasiiradda.

0 Visits: 5706 | Wednesday October 03, 2018 - 00:10:24
Saraakiisha Sirdoonka Federalka Ethiopia ayaa ogaaday in Madaxweyne Cagjar iyo dhamaan Wasiiradda uu magacaabay ay ka wada tirsan yihiin Urur diimeedka Al-Islaax Al-Itixaad. taas oo markiiba ku noqotay la yaab iyo fajac sida uu Waagacusub u sheegay Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Ethiopia.

Read More »

[Topnews:-] Waxqabadka iyo fashilka Madaxweyne Cagjar - Amaan iyo dhaliil ?

0 Visits: 5125 | Tuesday October 02, 2018 - 09:51:03
Waagacusub.com - Tan iyo markii Mustafa Cagjar loo magacaabay ku simaha Madaxweynaha Somali Galbeed wuxuu qaaday tilaabooyin muhiima oo Somalida ku amaantay iyo kuwa lala yaabay oo fudeed iyo Aargoosi xambaarsan.

Read More »

[Daawo] Ilmo Ciyaarjecel iyo Cabdi dige oo hees ku caayay Xasan Garguurte - Xaaf iyo Axmed Madoobe

0 Visits: 0 | Monday October 01, 2018 - 09:07:14
Daawo Ilmo Ciyaarjecel iyo Cabdi dige oo hees ku caayay Xasan Garguurte - Xaaf iyo Axmed Madoobe

Read More »

[Daawo] Odayaasha Abgaal oo u hanjabay Ciyaar jecel iyo Dalxo " Ina Ciyaar jecel waa dhalad Hawiye oo dhaqan Daarood"

0 Visits: 0 | Sunday September 30, 2018 - 10:38:57
Daawo Odayaasha Abgaal oo u hanjabay Ciyaar jecel iyo Dalxo " Ina Ciyaar jecel waa dhalad Hawiye oo dhaqan Daarood"

Read More »

[Daawo] Muqdisho oo laga furay Hotelo la geeyo gabdho la Afduubay Misna laga ganacsado Jirkooda

0 Visits: 0 | Sunday September 30, 2018 - 00:51:01
Muqdisho oo laga furay Hotelo la geeyo gabdho la Afduubay Misna laga ganacsado Jirkooda

Read More »

[DHAGEYSO:]Sheekh Cali Wajiis Oo Sheegay In Somalia Ay Dhoofiso Daroogada!!

0 Visits: 0 | Saturday September 29, 2018 - 23:50:18
HAREED

Read More »

Al shabaab oo la Wareegay Deegaano katirsan Sh/Dhaxe iyo Akhirso Halka ay aadeen Ciidamada Dowladda

0 Visits: 1955 | Saturday September 29, 2018 - 16:59:46
Al shabaab oo la Wareegay Deegaano katirsan Sh/Dhaxe iyo Akhirso Halka ay aadeen Ciidamada Dowladda

Read More »

[DHAGEYSO:]Dowladda Farmaajo oo laga Xaday 56,000 oo Dollar!!

0 Visits: 0 | Thursday September 27, 2018 - 14:28:46
Hareed

Read More »

Waagacusub TV
Loading...