Wararka

[DHAGEYSO] Ciidamo ka tirsan Dowlada Farmaajo weeraray Hoyga Madaxweynihii Hore ee Somaliya & [Xog laga helay Sababta]

0 Visits: 0 | Wednesday September 05, 2018 - 19:54:11
Ciidamo ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa weerar toosa ku qaaday beer iyo guryo uu lahaa madaxweynihii hore ee Somaliya

Read More »

[Cod sira] Gabadhii Wasiir Sharmarke Jiirow guursaday ee Maryan Qani ka maseertay iyo Cadeeynta isagoo leh My Lovely wife

0 Visits: 0 | Wednesday September 05, 2018 - 18:46:06
Cod sira Gabadhii Wasiir Sharmarke Jiirow guursaday ee Maryan Qani maseertay iyo Cadeeynta isagoo leh My Lovely wife

Read More »

Gudoomiyaha dagmada Xamar weyne oo Xabsiga loo taxaabay kadib markuu R.W. Khayre iyo golahiisa ku tilmaamay kuwii ugu Musuq Maasuqa badna ee abid Soo maro Somalia

0 Visits: 2121 | Wednesday September 05, 2018 - 15:09:06
Xamarweyne Oo Xabsiga La Dhigay Kadib Markii Ku tilmaamay R.W.Khayre Iyo Golihiisa kuwa ugu Musuq maasuq badan ee abid Somalia soo Mara

Read More »

[DHAGEYSO] Axmed MADOOBE oo shaaciyay hadal aysan jecleysan Farmaajo iyo Kheyre {Dagaal hor leh iyo kulamo bilowday]

0 Visits: 0 | Wednesday September 05, 2018 - 02:27:50
Hogaamiyaha maamulka Jubaland oo ka mida madaxda ku shirsan Kismaayo ayaa sheegay in hogaanka dowlada Soomaaliya ay wadanka god mugdiya kusii wadaan isagoo hadalkii ugu kululaa ku weeraray

Read More »

[Dhageyso] biloowga Cod sira - Qiso dhexmartay Wasiir Hirshabelle iyo gabadh uu qabay oo London UK ka tagtay

0 Visits: 0 | Wednesday September 05, 2018 - 01:36:51
Dhageyso biloowga Cod sira - Qiso dhexmartay Wasiir Hirshabelle iyo gabadh uu qabay oo London UK ka tagtay

Read More »

[XOG DHAGEYSO] Hogaamiyaasha Kismaayo ku shirsan oo Qorshe aysan fileyn la damacsan Farmaajo iyo Kheyre

0 Visits: 0 | Tuesday September 04, 2018 - 22:31:54
Hogaamiyaasha Dowlada Goboleedyada Somaliya ee ku shirsan Kismaayo ayaa weerar culus oo dhanka afka ah ku qaaday madaxda dowlada federaalka somaliya gaar ahaan Madaxweyne Farmaajo oo ay ku sheegeen. Nin Riyo wadanka ku maamula.

Read More »

[Daawo] Madaxweyne Waare oo afka furtay - "Kooxda Farmaajo"

0 Visits: 0 | Tuesday September 04, 2018 - 17:52:30
Madaxweynaha Hirshabelle ayaa la yaabay dhaqan xumadda iyo siyaasadaha guracan ee kooxda Farmaajo. Waare " 40 Sano kadib waxaan mar labaad khatar ugu jirnaa inaan la ilduufno koox yar iney is bido iney dadka ka caqli badantahay, ka wadanisantahay, ka toosantahay kana cilmi badantahay"

Read More »

[DHAGEYSO] Lo' Laga Keenay Dal Ku Yaalla Qaarada Yurub Oo Muqdisho Ka…

0 Visits: 0 | Tuesday September 04, 2018 - 14:47:38
GARQAADNEWS

Read More »

[War Deg Deg:-] Toogasho Ka dhacday Muqdisho

0 Visits: 2059 | Tuesday September 04, 2018 - 12:41:29
War Deg Deg:-Toogasho Ka Dhacday Magaalada Muqdisho

Read More »

[DHAGEYSO:]Wararkii ugu Dambeeyay Shirka Xasaasiga ah ee Kismaayo?

0 Visits: 0 | Tuesday September 04, 2018 - 12:19:15
HARED

Read More »

[DHAGEYSO] Al-shabaab oo Sabab la yaab leh u Afduubtay in ka badan 100 Qof iyo [Wararkii ugu danbeeyay Xog laga helay halka la Geeyay]

0 Visits: 0 | Tuesday September 04, 2018 - 03:30:26
Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa la sheegay inay Meel u dhow degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ka afduubteen dadkii ugu badnaa oo ay isku mar qafashaan.

Read More »

[DHAGEYSO] Maxaa laga filayaa Shirka Kismaayo?

0 Visits: 0 | Monday September 03, 2018 - 22:44:10
Garqaadnews

Read More »

[DHAGEYSO] Sacuudiga & Imaaraatka oo Dagaal Hab Cusub ku bilaabay Dowlada Farmaajo iyo [xog laga helay cida ay u adeegsanayaan

0 Visits: 0 | Monday September 03, 2018 - 21:36:10
Dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa qaab cusub ula dagaalamaya dowladda Soomaaliya, ayaga oo taageeraya maamullada Federaalka qeybta ka ah ee siyaasad ahaan ay is-diidan yihiin.

Read More »

[DHAGEYSO:] Qodobada Looga Hadli Doono Shirka Kismaayo?

0 Visits: 0 | Monday September 03, 2018 - 07:56:31
HAREED

Read More »

[TOPNEWS WAREYSI] Hogaamiyaha Alshabaab Abu Cubeyda oo Lagu Daweeyay Isbitaal Digfeer ee Muqdisho & [Ceeb ka raacday Dowlada Farmaajo]

0 Visits: 0 | Monday September 03, 2018 - 02:22:05
Hogaamiyaha guud ee Kooxda Al-shabaab ayaa la sheeegay in lagu daweeyay isaga oo xanuusanaya isbitaalo ku yaal magaalooyinka muqdisho iyo Hargeysa.

Read More »

[Topnews] Akhri Liiska Wasiiradda Mustafe Cagjar oo laga ilaaliyay Hawiye iyo Dirta degta Somali Galbeed "Cadaalad daradii ugu xumeeyd"

0 Visits: 13047 | Sunday September 02, 2018 - 18:04:32
Ku simaha, Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka. Mustafe Maxamed Omar- Ogaden, Reer Isaaq Madaxweyne ku xigeenka- Aadan Faarax Daahir- Ciise

Read More »

[XOG DHAGEYSO] Mareykanka iyo Ruushka oo isku heysta Aqoonsiga Somaliland+[Midowga Somaliya iyo Kenya Warbixin]

0 Visits: 0 | Sunday September 02, 2018 - 15:15:15
Dowlada aduunka ugu awooda badan ayaa isku heysta aqoonsiga maamulka Somaliland Mareykanka iyo Ruushka ayaa la sheegay inay u kala hormarayaan Aqoonsi ay hesho Somaliland Waxana sababtu tahay dano u gaara.

Read More »

Waagacusub TV
Loading...