Wararka

[DHAGEYSO:]Warar Dheerad oo ku Saabsan Qaraxii ka Dhacay Muqdisho

0 Visits: 0 | Sunday August 05, 2018 - 21:27:54
Garqaadnews

Read More »

[DHAGEYSO] Shacabka Jigjiga oo ku hareereysan Ciidanka Itoobiya iyo Xaalad kacsan oo ka taagan Diri-dhabe

0 Visits: 0 | Sunday August 05, 2018 - 14:45:59
Sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka kunool Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya Ciidanka milateriga federaalka Itoobiya ee shalay ay isku dhaceen shacabka ayaa maanta loo diiday in ay ka baxaan Magaalada Jigjiga.

Read More »

[Daawo] Dahir Alasow sababta Oromo u weerartay Cabdi iley iyo xiisadii ka dhalatay

0 Visits: 0 | Sunday August 05, 2018 - 07:42:13
Daawo Dahir Alasow sababta Oromo u weerartay Cabdi iley iyo xiisadii ka dhalatay

Read More »

[Daawo muuqaalka] uga xiisada badnaay ee madaxdii Jigjiga ku iclaamiyeen Jihaad lala galo Oromo

0 Visits: 0 | Sunday August 05, 2018 - 07:33:33
Daawo muuqaalka uga xiisada badnaay ee madaxdii Jigjiga ku iclaamiyeen Jihaad lala galo Oromo

Read More »

[Daawo] Xafladdii Minnesota ee Cabdiraxman Cabdishakuur oo aan loo kala harin

0 Visits: 0 | Sunday August 05, 2018 - 06:54:49
Daawo Xafladdii Minnesota ee Cabdiraxman Cabdishakuur oo aan loo kala harin

Read More »

[DEG DEG DHAGEYSO]Weerar Caawa Muqdisho ka dhacay iyo Xog laga helaayo

0 Visits: 2173 | Sunday August 05, 2018 - 03:04:47
Waagacusub.com-Wararka anu ka heleyno Xaafada Galmudug ee Degmada Hodan,ayaa sheegaya in Caawa Kooxo hubeysan ay Bam gacmeed ku tuureen Xerada Ciidanka Asluubta ee ku taalla Agagaarka EX Afgooye.

Read More »

[DHAGEYSO: ]Xildhibaan C/qaadir Cosoble oo Xukumadda Kheyre eedeyn culus u jeediyay!

0 Visits: 1678 | Sunday August 05, 2018 - 02:41:55
Waagacusub.com-Xildhibaan Cabduqaadir coosble oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Xukuumadda Ra'iisul Wasaare Xasan Cali kheyre waxa uu ku dhaliilay in ay ka gaabisay dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab.

Read More »

[DHAGEYSO:]Taliskii Cabdi Iley Xaguu ku Dambeeyey+Xog Dheerad Ah ?

0 Visits: 0 | Saturday August 04, 2018 - 16:27:26
Garqaadnews

Read More »

[Daawo] Bankigii Oromia ee Jigjiga oo la burburiyay guud ahaan - shacab careeysan

0 Visits: 0 | Saturday August 04, 2018 - 14:52:28
Daawo Bankigii Oromia ee Jigjiga oo la burburiyay guud ahaan - shacab careeysan

Read More »

[XOG DHAGEYSO] Xiisada Jig-jiga oo cirka isku shareertay iyo Maamulka Cabdi Iley oo Shacabka Dagaal ugu baaqay

0 Visits: 0 | Saturday August 04, 2018 - 14:38:06
Xaaladda magaalada Jigjiga ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa qasan, kadib markii ciidamada milateriga Federaalka Itoobiya ay saaka la wareegeen goobaha muhiimka ah ee magaalada.

Read More »

[DHAGEYSO] Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed oo shaaciyay Saamiga Soomaalidu ku leedahay Shidaalka laga helay Dulkooda

0 Visits: 0 | Friday August 03, 2018 - 15:34:59
Ra'iisul wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrin aad loo hadal hayay oo ku saabsan qoondada dadka deegaanka Soomaalida ay ka helayaan shidaalka laga soo saaray deegaankaas.

Read More »

[Daawo] ONLF oo shaacisay in qofkasta oo Somalia isu sharaxi karo Madaxtinimada Somali Galbeed

0 Visits: 0 | Friday August 03, 2018 - 09:22:38
Daawo ONLF oo shaacisay in qofkasta oo Somalia isu sharaxi karo Madaxtinimada Somali Galbeed

Read More »

Madaxii Shirkadda Startup Grind Oo lagu dilay Muqdisho

0 Visits: 4175 | Thursday August 02, 2018 - 14:28:03
Madixii Shirkadda Startup Grind Oo Maanta Lagu Dilay Magaalladda Muqdisho

Read More »

[DHAGEYSO:]Siyaasiyiinta ugu Caansan Puntland oo Weeraray Khayre

0 Visits: 0 | Thursday August 02, 2018 - 13:49:00
Hareed

Read More »

[DHAGEYSO] Xog ka cusub Khilaafka Puntland iyo RW Kheyre, Halka uu Salka ku hayo iyo Fariintii Cweli Gaas

0 Visits: 0 | Thursday August 02, 2018 - 13:35:50
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Axaddi ka baxay magaalada Muqdisho waxaana uu gaaray Garowe xarunta Puntland , safarkiisa deegaanadaasi waxaa jiray qorsheyaal deganaa sida ay inoo sheegeen ilo lagu kalsoonyahay , Inuu booqdo magaalooyin kamid ah Puntland , dekad cusub…

Read More »

[Daawo] Fanaan Khadar Keyow iyo gabadh qurux badan maxaa kala qabsaday

0 Visits: 0 | Thursday August 02, 2018 - 02:31:47
Daawo Khadar Keyow iyo gabadh qurux badan maxaa kala qabsaday

Read More »

[DAAWO Jibouti] oo Madaxweyne Farmaajo u hanjabtay - BBCSomali

0 Visits: 0 | Thursday August 02, 2018 - 01:31:35
DAAWO Jibouti oo Madaxweyne Farmaajo u hanjabtay - BBCSomali

Read More »

Waagacusub TV
Loading...