Wararka

[Topnews:-] Guuxa weyn ee Reer Muqdisho iyo halista.

0 Visits: 4122 | Wednesday July 11, 2018 - 16:57:34
Waagacusub.com - Waa qoraal ku saabsan Guuxa Dadka Muqdisho ee maalmahan, waxaana ku bilaabi doonaa Su'aalaha ay is weydiinayeen, jawaabna ay u heleen, kana foojiganyihiin dhamaan qeybaha Bulshada, ayey doonayaan iney la wadaagaan Dhamaan umada Soomaaliyeed ee ku kala nool Dunida daafeheeda.

Read More »

[DHAGEYSO] Wasiir Kashifay Sirta Ka Danbeysa Dhismaha Ciidamada Xasilinta [iyo Muran ka taagan sii jiritaankooda

0 Visits: 0 | Wednesday July 11, 2018 - 11:45:56
Wasiirkii hore ee amniga C/risaaq Cumar Maxamed haddana ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa xilligan dhaliilay habka ay sharci ahaan ay ku dhisan yihin ciidamada xasilinta ee ka hawlgala Magaalada Muqdisho.

Read More »

[Daawo] seddex Nin oo Ogaadeena oo kun dollar lagu iibsaday Hargeysa kadibna Ethiopia ayaa loo dhiibay

0 Visits: 0 | Tuesday July 10, 2018 - 20:35:07
Daawo seddex Nin oo Ogaadeena ayaa kun dollar lagu iibsaday Hargeysa kadibna Ethiopia ayaa loo dhiibay

Read More »

[DHAGEYSO] Farmaajo & ganacsato uu wato oo Ceebtii ugu weyneyd kala kulmay Sacuudiga [kadib markii...]

0 Visits: 0 | Tuesday July 10, 2018 - 17:08:34
Muran xoogan ayaa ka taagan sidii xajka Soomaaliya lagu aadi lahaa kadib markii shaqsiyaad awood leh oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay billaabeen olole wax looga beddelayo shirkadihii dadka xajka u qaadi jiray.

Read More »

War deg deg ahDowladda Mareykanka Oo Dadkeeda Uga Digtay Iney U Safraan Soomaaliya

0 Visits: 1543 | Tuesday July 10, 2018 - 15:56:52
Dowladda Mareykanka Oo Dadkeeda Uga Digtay Iney U Safraan Soomaaliya

Read More »

Dilal ka soo cusboonaaday Moqdisho & Eng. Hassan Mohamud Adan oo ka badbaday isku day dil

0 Visits: 1945 | Monday July 09, 2018 - 15:48:45
Dilal ka soo cusboonaaday magaalada Muqdisho

Read More »

[Cod sira Farmaajo] oo AA Warsame iyo Dahir Alasow shirqool iyo been abuur la damacsan

0 Visits: 0 | Monday July 09, 2018 - 09:44:50
Cod sira Farmaajo oo AA Warsame iyo Dahir Alasow shirqool iyo been abuur la damacsan

Read More »

[Daawo] xulka heesaha ugu shidan sanadka 2018 iyo Fanaaniinta qaaday

0 Visits: 0 | Monday July 09, 2018 - 09:32:02
Daawo xulka heesaha ugu shidan sanadka 2018 iyo Fanaaniinta qaaday

Read More »

[FASHIL DHAGEYSO] Xog ka cusub Weerarkii Otta Otta, Saraakiishii ugu badnaa oo loo xiray iyo [Masuuliyiin wadnaha Farta ku haya]

0 Visits: 0 | Monday July 09, 2018 - 09:11:07
Ugu yaraan 14 ka mid ah saraakiisha Ciidamada amniga dowlada Soomaaliya ayaa 24 saac ka dib loo xiray weerarkii lagu qaaday xarumaha Wasaaraddaha Amniga iyo Gudaha oo ku yaalla xarunta gurmadka booliska Otta Otta ee magaalada Muqdisho.

Read More »

[XASAASI DHAGEYSO] Xildhibaan kashifay cida fududeysa qaraxyada Muqdisho iyo [Ceebtii ugu xumeed oo hal arin ka taagan]

0 Visits: 0 | Sunday July 08, 2018 - 11:21:11
Xildhibaan hore Cabdi Barre Jibriil hadana ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa si deg deg ah ugu baaqay in lala xisaabtamo Hay'addaha Ammaanka ee dowladda Soomaaliya.

Read More »

[WARCULUS] MA LAGAAGA WARAMAY QARAXII IYO WEERARKII SHALAY KA DHACAY XAMAR?

0 Visits: 5961 | Sunday July 08, 2018 - 09:14:50
Waagacusub.com - Intii dhimatay allaha u naxariisto, dhaawacana alle ha u booga dhayo, dhanka kale war dhiilo leh oo qaraxii la xariira ayaa Xamar kasoo yeedhay.

Read More »

[Topnews] Dableeydii weerarka geestay Muqdisho oo si nabadda ku baxay Xog Culus!

0 Visits: 5356 | Sunday July 08, 2018 - 00:07:25
Waagacusub.com-Dableeydii Weerartay dhismayaasha Wasaaradaha arrimaha Gudaha iyo AMniga ee Ote Ote ayaa si nabad ah ugu baxay goobtii aay weerarka ka geesteen sida ilo wareedyo muhiimo inoo xaqeejiyeen.

Read More »

Waagacusub TV
Loading...