Wararka

[Daawo] Fadeexo Kheyrlawe oo inkiray in Ethiopia heshiis lala galay iyo Farmaajo oo qirtay [ Twitter-kiisa muxuu ku qoray]

0 Visits: 0 | Friday June 22, 2018 - 12:51:41
Daawo fadeexadda hareeysay Farmaajo oo qiranaya heshiiska Ethiopia uu la galay iyo Kheyrlawe oo inkiray

Read More »

[Daawo] Qiyaanadda Ethiopia iyo Fashilka Dowladda Farmaajo

0 Visits: 0 | Friday June 22, 2018 - 11:33:16
Qiyaanadda Ethiopia iyo Fashilka Dowladda Farmaajo.

Read More »

[Dhageyso Xog Xasaasi ah:] Dowladda Norwey oo hal arrin ku heysata Ra'iisal wasaare Kheyre

0 Visits: 0 | Friday June 22, 2018 - 11:31:06
Ra'iisul wasaaraha Somalia oo ku sugan dalka Norway ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay baaritaan ku sameyn doonto caruurta Soomaaliyeed ee dhigta dugsiyada qur'aanka, kuwaasi oo dowladda Norway ay sheegtay in jirdil loogu geysto iskuulada diiniga ah ee qur'aanka lagu baro.

Read More »

[Topnews Akhri] Wasiir Warsengeli Daarood ah oo Somaliland ka joojiyay dhaqaalahii beesha Caalamka siin jirtay -Jamal M Hassan

0 Visits: 4026 | Friday June 22, 2018 - 05:31:50
Waagacusub.com - Xukuumada Farmaajo ayaa codsatay in dhaqaalaha laga joojiyo Somaliland, sida laga soo xigtay qoraal uu Wasiirka Qorsheynta, Jamaal Maxamed Xasan u qoray Deeqbixiyaasha Beesha Calaamka.

Read More »

[Dhageyso:] Ra'iisal wasaare Kheyre oo si kulul uga hor yimid Heshiiskii Madaxweyne Farmaajo iyo R/wasaaraha Itoobiya

0 Visits: 0 | Thursday June 21, 2018 - 14:29:53
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Xasan Cali Khayre oo Magaalada Oslo kula hadlayay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norway ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay heshiiskii dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ay wada galeen, kaasi oo dhaliyay hadal heyn badan, welina quluubta shacabka Soomaaliyeed…

Read More »

[Daawo] Fadeexo ka dhalatay Wareysigii Mingiste Farmaajo SNTV oo cirka isku shareertay iyo dareenka shacabka oo si wadajira u nacaladay

0 Visits: 0 | Thursday June 21, 2018 - 09:10:46
Daawo Fadeexo ka dhalatay Wareysigii Mingiste Farmaajo SNTV iyo dareenka shacabka

Read More »

[Daawo] Fanaanad kuunto kuusan leh oo Masraxa lagu biishay iyo laba ka mida Ciyaalka xaafadda oo ka wabxay

0 Visits: 0 | Thursday June 21, 2018 - 03:25:45
Daawo Fanaanad kuunto kuusan leh oo Masraxa lagu biishay iyo laba ka mida Ciyaalka xaafadda oo ka wabxay

Read More »

[Daawo degdeg:] Xafladii Kheyrlawe ee Norway oo laga mamnuucay Calanka Somalia iyo SNTV

0 Visits: 0 | Wednesday June 20, 2018 - 20:16:47
Daawo degdeg: Xafladii Kheyrlawe ee Norway oo laga mamnuucay Calanka Somalia iyo SNTV

Read More »

[DHAGEYSO XOG:]Magacyada Dekadaha Ethiopia Lagu Wareejin Doono!!

0 Visits: 0 | Wednesday June 20, 2018 - 19:50:04
hAREED

Read More »

[Dhageyso] Imaaraadka oo Qorshe Halis ah u Dagay Soomaaliya & Xiisad Siyaasadeed oo Hor Leh [Maxaa soo kordhay]

0 Visits: 0 | Wednesday June 20, 2018 - 14:41:40
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa waxa ay sheegtay in ay jiraan khataro amni oo kusoo wajahan gudaha Soomaaliya, waxaana ay saartay digniin ku aadan in muwaadiniinteeda ku sugan Soomaaliya ay muujiyaan feejignaan dheeri ah.

Read More »

[Daawo Poland] , Sola Bidaar seediyaashiis oo si xun loo garaacay Ciyaarta World Cup

0 Visits: 0 | Wednesday June 20, 2018 - 02:32:11
Poland v Senegal - 2018 FIFA World Cup Russia™ - Match 15

Read More »

[Dhageyso Sirculus] Kenya oo Qorshe Cusub u degtay Sidii ay Soomaaliya uga guuleysan laheyd Kiiska Badda iyo Walaac laga muujiyey

0 Visits: 0 | Tuesday June 19, 2018 - 14:49:48
Garyaqaannada Soomaaliyeed ee ku sugan Maxkamadda Caalamiga (ICJ) kalsooni weyn ka muujiyey gal-dacwadeedka ay ku difaacayaan Badda Soomaaliyeed.

Read More »

[Daawo Hees Dahir Alasow] u xulay Farmaajo Jaajuus

0 Visits: 0 | Tuesday June 19, 2018 - 09:19:20
Daawo Hees Dahir Alasow u xulay Farmaajo Jaajuus

Read More »

[Daawo Sirculus] qorshaha Mareykanka Emirate ka iyo Ethiopia ee Somalia ku qabsanayaan - Ceyrinta Turkiga iyo Qatar

0 Visits: 0 | Tuesday June 19, 2018 - 09:06:34
http://Waagacusub.com - Dowladda Mareykanka ayaa Dowladda Emirate-ka Carabta ku qancisay iney seddex Billion oo dollar siiso Dowladda Ethiopia , iyadoo hal Bilyan loogu shubay Bankiga dhexe, laba Bilyan kalena maalgashi lagu sameeyn doono. Mareykanka wuxuu lacagtaas la siiyay Ethiopia ula jeeday in…

Read More »

[Daawo] Sarkaalkii Abgaal oo hub iyo Ciidan helay iyo Tacadigii uu Gudoomiye Yariisow u geeystay

0 Visits: 0 | Monday June 18, 2018 - 22:38:24
Xadgudubka Yariisow Uu ku haayo dhulka Shacabka isagoo dantiisu tahay Dhul boob aan Sharci aheyn.... Waxaan Ugu baaqayaa Ciidamo ineey Garab Siiyaan Walaalkood dhulkiisane la difaaceen Meeshaan Shaati dowlo la isku dilayaaaa....

Read More »

Waagacusub TV
Loading...