Wararka

[Daawo] Xildhibaan Zakariye oo Farmaajo caayi jiray siduu isu bedelay markii baabuur aan xabadda karin loo geday.

0 Visits: 0 | Saturday June 09, 2018 - 09:25:55
Daawo Xildhibaan Zakariye oo Farmaajo caayi jiray siduu isu bedelay markii baabuur aan xabadda karin loo geday.

Read More »

[Daawo] Mareexaan si xun u caayey Isaaq kuna faanay iney 25 sano xukunka heeysan doonaan - "Wariyahii Isaaq Vs Rag kibirsan"

0 Visits: 0 | Saturday June 09, 2018 - 08:57:02
Nin Mareexaana oo degan Mareykanka ayaa sheegay iney Mareexaan xukumi doonaan Somalia 25 sano ee soo socota ,sidaas darteedna wuxuu ugu baaqay Muse Biixi inuu yiraa "Farmaajo ii geeya" Wuxuu sheegay ninkaan inuu xidigiyay,faaliyay , iney Mareexaan sii xukumi doonaan Somalia, wuxuuna si gaara…

Read More »

[Dhageyso:] Puntland oo shuruud adag ku xirtay xalinta xiisada Tukaraq iyo Qaramada Midoobay Shir degdega ka yeelatay

0 Visits: 0 | Friday June 08, 2018 - 14:24:59
Xili bulshada Soomaaliya iyo beesha caalamkaba ay aad ugu walaacsan yihiin xiisada colaadeed ee ka taagan gobolka Sool una dhaxeeya Soomaaliland iyo Puntland ayaa waxaa isa soo taraya hadalada colaad hurinta ah ee labada dhinacba ka soo kala yeeraya.

Read More »

[Daawo] Kheyrlawe oo caayey Habargidir iyo Abgaal -cuqdada uu qabo

0 Visits: 0 | Friday June 08, 2018 - 09:44:00
Daawo Kheyrlawe oo caayey Habargidir iyo Abgaal -cuqdada uu qabo

Read More »

[Daawo sirculus] dilalka qorsheeysan ee Somalia ka dhaca cidda ka dambeeysa iyo sida loo fuliyo

0 Visits: 0 | Friday June 08, 2018 - 08:39:00
Daawo sirculus dilalka qorsheeysan ee Somalia ka dhaca cidda ka dambeeysa iyo sida loo fuliyo

Read More »

[Daawo Wariye Axmed] "Yaa xiray? Yaa jirdilay? maxaase loo xiray 7bil ?

0 Visits: 0 | Friday June 08, 2018 - 08:39:00
Daawo Wariye Axmed "Yaa xiray? Yaa jirdilay? maxaase loo xiray 7bil ?

Read More »

[Daawo] halgankii Oromadda iyo Amxaaradda guusha ay ka gaareen - Andargachew Tsege oo Xabsigii dheeraay ka baxay

0 Visits: 0 | Friday June 08, 2018 - 08:37:41
Daawo halgankii Oromadda iyo Amxaaradda guusha ay ka gaareen - Andargachew Tsege oo Xabsigii dheeraay ka baxay

Read More »

[Dhageyso Sir Culus:] Abaabul Mooshin ka dhan Ra'iisal wasaare Kheyre oo Muqdisho ka bilowday (Maxey tahay Sababta?)

0 Visits: 0 | Thursday June 07, 2018 - 14:37:35
Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada Dalxus.com ayaa sheegaya in Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ay Muqdisho ka wadaan kulamo ay kaga soo horjeedaan Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre waxaana la ogaaday in qorshahooda ay qeyb…

Read More »

[Daawo Topnews Dahir Alasow:-] "Wejigabaxii Shirka Baydhabo ee Kooxda Farmaajo iyo madaxda Maamulada" ?

0 Visits: 0 | Thursday June 07, 2018 - 10:03:48
Topnews:- Wejigabaxii Shirka Baydhabo ee Kooxda Farmaajo iyo madaxda Maamulada ? Hoolkii Shirkii Baydhabo markii la wada galay ayuu Ra'isulwasaare Xasan Cali Kheyre gacanta taagay, wuxuuna codsaday inuu shirka iskaga baxo Madaxa Xukumadda Galmudug Sheekh Shaakir. Inta aysan hadlin Madaxweyne Xaaf…

Read More »

[Daawo] Ninkii Mareexaan ugu qabyaalada badnaa oo qiray Farmaajo inuusan Madaxweyne noqon

0 Visits: 0 | Thursday June 07, 2018 - 09:55:24
Daawo Ninkii Mareexaan ugu qabyaalada badnaa oo qiray Farmaajo inuusan Madaxweyne noqon ? Wuxuu yiri "Farmaajo malahan karti uu wax ku amro, waxaan la yaabi jiray markii Shariif Sheekh Axmed nagu yiri wuxuu Farmaajo qaban jiray shaqo loo diray laakiin maanta ayaan xaqiiqsaday inuusan ku fiicneeyn…

Read More »

[DHAGEYSO:]Xog Ku Saabsan Xildhibaanadii Lagu Dilay Duleedka Balca?

0 Visits: 0 | Wednesday June 06, 2018 - 19:44:03
Hared

Read More »

[Dhageyso:] Ciidamo hor leh oo gaaray Tukaraq, Xiisadda oo sii xoogeysatay iyo Kaalinta Itoobiya ee Dagaalka Somaliland iyo Puntland

0 Visits: 0 | Wednesday June 06, 2018 - 14:14:51
Ciidamadaan oo ka yimid dhanka magaalada Buuhoodle ayaa gaaray jiidaha dagaalka ee deegaanka Tukaraq si ay u xoojiyaan ciidamada Puntland oo wayahaan uu dagaal kaal dhaxeeyay kuwa Somaliland

Read More »

[Dhageyso] Warbaahinta Caalamka oo faafisay halista Askarta Al-Shabaab ee Dowladda isu dhiiba iyo dilalkii ugu yaabka badnaay sideey u fuliyeen

0 Visits: 0 | Wednesday June 06, 2018 - 07:45:27
Qaar ka mid ah dadka kasoo goostay Al-Shabab waxay dileen madax iyo ciidan, halka kuwo kale ay dib u laabtaan muddo marka ay joogaan. Kuwo kale waxay ururiyaan xogta laamaha dawladda iyo tan xubnaha soo goostay ee kale oo ay ku cabsigeliyaan, si ay uga hor istaagana inay wada shaqayn la sameyaan dawladda…

Read More »

[Dhageyso] Puntland oo si adag uga hadashay taageeradda Farmaajo siiyay Maamulka Hargeysa

0 Visits: 0 | Wednesday June 06, 2018 - 07:43:45
Dhageyso Puntland oo si adag uga hadashay taageeradda Farmaajo siiyay Maamulka Hargeysa

Read More »

[Daawo Dahir Alasow xog xasaasiya] "Qaraxyadda Puntland iyo Khilaafka Galmudug"

0 Visits: 0 | Wednesday June 06, 2018 - 04:01:24
Daawo Dahir Alasow xog xasaasiya "Qaraxyadda Puntland iyo Khilaafka Galmudug"

Read More »

Waagacusub TV
Loading...