Wararka

[Topnews:-] Saadaq John taliyaha boliiska Banaadir ayaa ka nixiyay Farmaajo kadib markii uu hor istaagay kulankii baarlamaanka

0 Visits: 1506 | Monday April 12, 2021 - 11:29:38
Waagacusub.com - Saadaq John oo ah Taliyaha ciidamada Booliska gobalka Banaadir ayaa sheegay in uu joojiyey fadhi ay yeelan lahaayeen baarlamanka Soomaaliya, wuxuun ku eedeeyey in ay Boob sameyn lahayeen.

Read More »

[Topnews:-] Wadooyinka galla Villa Somalia ayaa lagu xiray gaadiidka dagaalka

0 Visits: 1344 | Monday April 12, 2021 - 07:43:34
Waagacusub.com - Inta badan wadooyinka soo gala madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu gooyay baabuurta Gaashaaman ee Ciidamada iyadoona halkaas lagu arkayo ciidamo fara badan.

Read More »

Dagaalkii Canfarta iyo Soomaalida oo dib u bilaawday xuduudka labada deegaan.

0 Visits: 1387 | Sunday April 11, 2021 - 13:53:30
Saraakiil amni ayaa WaagaCusub.com u xaqiijiyey in saaka ilaa imika uu dagaal adagi ka socdo tuulada Tareena, khasaaraha dagaalka ayaa la sheegayaa in 14 qof ay ku dhaawacmeen dagaalka dhinaca Soomaalida, halka laba kale ay ku dhinteen oo isugu jira shacab iyo ciidan.

Read More »

Maxkamadda ciidamada millatariga Somaliland ayaa maanta laba sano oo xabsi ah ku xukuntay Korneyl Jaamac Doolaal oo kamid ah milatariga Somaliland.

0 Visits: 950 | Sunday April 11, 2021 - 13:42:58
Maxkamadda ayaa korneylka ku heshay danbi ah in uu xidhiidh la sameeyay shakhsi jooga Soomaaliya, isla markaana uu kala hadlay arrimo qoys, taas oo ay maxkamaddu ku tilmaantay danbi, maadaama Soomaaliya ay kasoo horjeeddo qarannimada Somaliland.

Read More »

Sargaal Ciidan oo Caan ah ayaa lagu Dilay Muqdisho.

0 Visits: 1024 | Sunday April 11, 2021 - 13:36:19
Wararka naga soo gaarayo degmada Hodan gaar ahaan Saybiyaano ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi lagu dilay sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska .

Read More »

Dilka Guddoomiyihii Degmada Hodan Oo La Sheegay In Uu Ahaa Mid Kas Ah

0 Visits: 883 | Sunday April 11, 2021 - 11:51:55
Xeer ilaaliyaha guud ee ciidamada qalabka sida Genaral Cabdullahi Buulle Kameey oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in la soo gaba gabeeyay baaritaanadii dilka Guddoomiyaha. Waxa uu sidoo kale xusay in dhawaan loo fadhiisan doono dhageysiga dacwadda

Read More »

[Topnews] Xaaska Farmaajo oo lunsatay lacagtii ay ku soo qaaday magaca dhismaha MCH!

0 Visits: 1628 | Sunday April 11, 2021 - 02:45:11
Waagacusub.com - Xaaska Madaxweynihii hore Farmaajo, Marwa Saynab Macalin ayaa mudo laga joogo labo sano waxa ay ku dhawaaqday mashruuc ay ku sheegay in ay dalka uga dhisayso 250 MCH – Cisbitaalo haweenka iyo caruurta. Waxa ay diyaarsatay hay'ad maxali ah oo ay ku qorotay magaceeda – taas oo…

Read More »

[DAAWO] Wasiirad Khadiija Diiriye oo gabdhaha yar yar ka ganacsata ?

0 Visits: 0 | Saturday April 10, 2021 - 02:28:02
DAAWO Wasiirad Khadiija Diiriye oo gabdhaha yar yar ka ganacsata ?

Read More »

[DAAWO] Fanaan Cawale Adan oo Jibouti lagu xiray iyo Wararka qubanaha Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Saturday April 10, 2021 - 02:24:39
DAAWO Fanaan Cawale Adan oo Jibouti lagu xiray iyo Wararka qubanaha Dahir Alasow

Read More »

[Daawo] Hawiye oo ku kacay Qoor Qoor iyo Guudlaawe iyo kacdoonkii ugu xooganaa ee bulshadda

0 Visits: 0 | Saturday April 10, 2021 - 02:23:14
Daawo Hawiye oo ku kacay Qoor Qoor iyo Guudlaawe iyo kacdoonkii ugu xooganaa ee bulshadda

Read More »

Askari u Dhashay Beesha Waceeysle (Abgaal) oo Dhuusamareeb lagu dilay

0 Visits: 1696 | Wednesday April 07, 2021 - 14:42:51
Waagacusub.com - Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug Xalay Saqdhexe Ama Xili danbe waxaa isku dilay Ciidamo ka wada tirsan Haramcad.

Read More »

[DegDeg] Ciidamada Dowlada oo dagaal culus kula galey Alshabaab duleedka Dhuusamareeb iyo wixii kala qabsaday

0 Visits: 1371 | Wednesday April 07, 2021 - 12:22:24
Waagacusub.com - Cutubyo ka tirsan Ciidanka Qalabka sida oo ka ruuqaansadey fariisimahooda deegaanka Sinadhaqo ayaa goordhow la wareegay deegaanada labi-dulle iyo dhabana-dhulkuheys oo ahaa fariisimaha Alshabaab ay kasoo abaabuli jireen weerarada gaadmada ah.

Read More »

Laba maalin ah kadib waxaa dib u bilaamaya wadahadalada dowladda Farmaajo iyo Madaxda dowlad gobaleedyada

0 Visits: 1149 | Wednesday April 07, 2021 - 10:08:32
Waagacusub.com - Madaxweynayaasha dowlad gobaleedyada , Farmaajo , Ra'iisul wasaare Rooble iyo Duqa Muqdisho ayaa la filaya in saacadaha soo socda ay kulamada hor-u dhaca ah ee wadatashiga Doorashooyinka Afisyooni ku yeeshaan.

Read More »

[Topnews] Muqdisho Waxaa Sare u kacay qiimaha hubka lagu iibiyo hubka noocyadiisa kala duwan

0 Visits: 1259 | Tuesday April 06, 2021 - 17:39:06
Muqdisho: Qiimaha lagu iibiyo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa sare u kac ku yimid shantii bilood ee u dambeysay iyadoo arrintan dhowr arrimood loo sababeeyay, sida khilaafka siyaasadeed ee ka taagan doorashada iyo xaaladii ka jirtay Gobolka Gedo, halkaasoo dowladdu hub u daabuleysay.

Read More »

Ra'isulwasaare Rooble oo booqasho ugu tagay Ciidamadii ku dhawacmay dagaalkii Alshabab ku qaadeen Fariisimaha Aw dheegle iyo Bariire

0 Visits: 1336 | Monday April 05, 2021 - 22:53:05
Waagacusub.com - Raisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho ugu tegey ciidamadii naftood hurayaasha ahaa ee ku dhaawacmay dagaaladii Argagixiaada Nabadiidku ku soo qaadeen saldhigyadii ciidamada Dowlada ku leeyihiin Aw Dheegle iyo Bariire.

Read More »

Maleeshiyaad u dhashay Beesha Cayr oo jidgooyo dhigtay Deegaanka Mareergur oo Dhuusamareb hoostagta

0 Visits: 1397 | Monday April 05, 2021 - 14:23:49
Waagacusub.com - Wararka ka imaanaaya Deegaanka Mareerguur ayaa sheegaya in halkaas meeleeshiyo ka tirsan Beesha Ceyr ay jidgooyo Dhigteen Wadada u dhaxeeysa Dhuusamareeb iyo Cadaado.

Read More »

[Topnews] Sarkaalka fuliya qaraxyada ugu badan Somalia iyo Kenya waa Wasiir ka tirsan Xukumada iyo Xildhibaan Federal.

0 Visits: 4166 | Monday April 05, 2021 - 02:11:54
Waagacusub.com - Cabdiraxman dheere oo magaciisa runta uu yahay Xasan Jamac Xersi [Xasan Dhuux] waa Wasiiru dowle ka tirsan Xukumadda Somalia , Xildhibaan ka tirsan Gollaha shacabka iyo Sarkaal sare oo ka tirsan argagixisadda Al-Shabaab ee qaraxyada iyo dilalka baahsan ka geysata dalalka geeska Afrika…

Read More »

CC Warsame oo Fariin Adag u Diray Farmaajo

0 Visits: 1082 | Sunday April 04, 2021 - 17:53:15
C/raxmaan C/shakuur ayaa yiri" Farmaajo isaga oo aan afka kala qaadin ayaa rag ka soo horeeya u doodayaan, iyagoo leh

Read More »

Muqdisho:Shirka madaxda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada oo maalintii labaad galay ayaa hadda furmay.

0 Visits: 806 | Sunday April 04, 2021 - 11:14:46
Madaxda ayaa maanta guda-galaya ka doodista ajandaha iyo cidda ka soo qayb-galaysa shirweynaha doorashada oo marka uu kan hordhaca ah dhammaado, la shaacin doono.

Read More »

Waagacusub TV
Loading...