Wararka

Hoowlgalo Alshabaab lagula Dagaalamayo oo Ciidamada Dowlada kawadan Deegaano hoosyimada Dhuusamareb

0 Visits: 892 | Sunday April 04, 2021 - 11:09:34
Deegaanada Miir-dugul, Sina-dhaqo iyo Labi-dulle ayaa Ciidamada Milatariga gaar ahaan Guutada 15aad iyo Ciimada Nabad Sugida waxa ay ka sameeyeen Howlgalo ay kula dagaalamayaan Kooxaha Alshabaab waxa ayna Ciidamadu Gaareen Deegaano hor le oo dhanka Koofur ka xiga Magaalada Dhusamareb.

Read More »

Dhuusamareb Oo Ciidamo Dowladda Katirsan Isku rasaaseeyeen.

0 Visits: 1040 | Saturday April 03, 2021 - 13:29:20
Ciidamo kawada katirsan Guutada Gorgor ee xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa israsaaseeyn waxay kudhex martay Bartamaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.

Read More »

Dagaal u Dhaxeeya Alshabaab iyo Ciidanka Dowladda ayaa Wuxu kasocdaa Ceeldheere oo Guriceel iyo Dhuusamareb u Dhaxeeya

0 Visits: 994 | Saturday April 03, 2021 - 11:05:13
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal ay ciidamada Xoogga dalka ka fuliyeen goordhow Deegaanka Sinadhaqo oo dhanka Koonfureed kaga beegan Magaalada Dhuusamareeb.

Read More »

12 Sano Kadib Alshabaab oo Cadaadis Xoogan Ku haya Bulshada Guriceel Kunool

0 Visits: 1176 | Friday April 02, 2021 - 21:10:13
Kooxda Alshabaab ayaa awaamiir cusub kusoo rogtay Bulshada kunool Degmada Guriceel gaar ahaan Ganacsatada.

Read More »

Markab ku Caariyay dekadda Boosaaso

0 Visits: 1561 | Thursday April 01, 2021 - 14:24:37
Markab u rarnaay ganacsato Somalia oo siday Sibir ama Shamiito ayaa ku caariyay dekadda Magaaladda Boosaaso sida goobjogayaal u xaqiijiyeen Waagacusub.com

Read More »

Maleeshiyaad u dhashay beesha Ceyr oo Gaadiid ka dhacay ganacsato Gaaljecel

0 Visits: 1702 | Thursday April 01, 2021 - 13:48:34
Waagacusub.com - Wararka ka imaanaaya Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in wadada xariirisa Matabaan iyo Baladweyne uu ka dhacay Afduub kaas oo loo geystay Baabuureey wadada ku safreysay

Read More »

Siduu ku baxay Magaca Beyle Beenaale ? Maxaasa ka Run ah Waxa uu Sheegayo?

0 Visits: 2965 | Wednesday March 31, 2021 - 23:21:41
Waagacusub.com - Iyadoo ay weligiis caadada u ahayd keligiis wax walba qabte ayaa haddana waxaa uu mar kale la soo shirtagay Cabdiraxman Beyle sifadii ay beenta ugu baxday oo ahayd inuu mar waliba ka been sheego wixii uu ugu yimid Wasaaradda Maaliyadda 2017. Sheeko dhex martay isaga iyo wariye u muuqday…

Read More »

[Topnews:-] Dowladda Mareykanka oo Farmaajo luqadii ugu adkeed ugu sheegtay seddex fariin

0 Visits: 1817 | Wednesday March 31, 2021 - 01:59:36
Waagacusub.com - Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa markii ugu horeysay si toos ah War-saxaafadeed uga soo saartay xaaladda khilaafka Doorashada Soomaaliya ee la isku mari la' yahay.

Read More »

[Daawo] fadeexada ka dhalatay Liiska Xildhibaanadii laga joojiyay kulamada iyo Farmaajo oo dagaal qorsheeystay

0 Visits: 0 | Monday March 29, 2021 - 00:42:31
Daawo fadeexada ka dhalatay Liiska Xildhibaanadii laga joojiyay kulamada iyo Farmaajo oo dagaal qorsheeystay

Read More »

[Topnews:-] Fahad iyo Farmaajo oo shrqoolka lagu dilaa 15 Xildhibaan ku xawilay Gudoomiye Mursal ?

0 Visits: 4205 | Sunday March 28, 2021 - 22:04:26
Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Mr Farmaajo iyo Taliyahiisa Sirdoonka Fahad Yasin Haji Dahir oo xaqiiqsaday ineysan waqti kordhis sameeyn karin inteey Baarlamaanka Xildhibaano ka yihiin rag gaaraya 15 Xildhibaan ayaa magacyadda ragaas u qoray Gudoomiyaha KMG ee Gollaha shacabka Mr Mohamed Mursal.…

Read More »

[Daawo] Farmaajo oo bahdilay Qoor Qoor iyo Raisulwasaraha Ethiopia oo xaalad adag galay

0 Visits: 0 | Saturday March 27, 2021 - 05:12:53
Daawo Farmaajo oo bahdilay Qoor Qoor iyo Raisulwasaraha Ethiopia oo xaalad adag galay

Read More »

[Akhri Jadwalka] Shirweynaha ka furmaya Teendhadda Afisyooni iyo Madaxda lagu qoray khudbadaha oo ugu badan Midowga Murashaxiinta

0 Visits: 6512 | Sunday March 21, 2021 - 23:31:42
NATIONAL CONSULTATIVE FORUM MEETING MOGADISHU, SOMALIA 22-23/03/2021 AGENDA OF THE MEETING Shirweynaha Wadatashiga Qaranka ee Muqdisho ka furmaya jadwalkiisa halkaan ka akhri

Read More »

Midawga Musharaxiinta oo Madaxda Maamul Goboleedyada Ugu Baqay in aysan aqbalin Shirka Farmaajo Isugu yeeray

0 Visits: 2478 | Tuesday March 02, 2021 - 14:30:49
Hogaamiyaasha Mucaaradka Somalia oo maanta shir kuyeeshay Magaalada Muqdisho ayaa war kasoo saaray War xalay kasoo baxay madaxtooyada Somalia kaas oo ah in Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Dowlada dhexe shirka iskugu yimaadaan 4march

Read More »

Guriceel oo Qarka u saran in uu Dagaal Ka qarxo

0 Visits: 1403 | Tuesday March 02, 2021 - 13:17:40
Magaalada Guriceel ee Gobalka Galgaduud ayaa laga cabsi qabaa in halkaas dib uga qarxo Dagaal Diimeed udhaxeeya Culimada Suufiyada iyo wahaabiyada

Read More »

Farmaajo oo carqaladeen ku bilaabay Hishiiski shalay ay gaareen Musharixiinta mucaaradka iyo Ra'isulwasaare Rooble

0 Visits: 2439 | Tuesday March 02, 2021 - 13:03:20
Hishiiska ay shalay Gaareen Raiisal wasaaraha iyo mucaaradka ayaa ka koobnaay in Labaaro Rasaastii lagu furay 19 feebaraayo Musharixiinta mucaaradka ee Banaanbaxa nabada dhigaayay iyo in Musharixiinta ay qabsadaan banaanbx nabad ah' laakiin farmaajo ayaa warqad kasoo daba-saaray isaga oo sheegay…

Read More »

Dil qorsheysan oo ka dhacay Beledweyne & Wararkii ugu dambeeyey

0 Visits: 2462 | Saturday February 27, 2021 - 13:33:30
Kooxo hubeysan ayaa maanta toogasho ku dilay askari ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka ah ee Somalia oo ku sugnaa magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo dhaca bartamaha Somalia Wararka ayaa sheegaya in askariga la dilay xilli uu ku sugnaa Suuqa Xoola oo ku yaalla xaafadda Howl-wadaag…

Read More »

Beelaha Saleebaan Iyo Cayr oo ku dagaalamay maantay Deegaanno hoostaga Gadoon oo katirsan Galgaduud

0 Visits: 2583 | Saturday February 27, 2021 - 13:23:43
Wararka imaanaaya Deegaanka Gaaragoyle oo 15km ujirta Degmada Gadoon ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaas saakay kadhacay Dagaal qasaaro kala duwan Geeystay kaas oo udhaxeeyay Beelaha Saleebaan iyo Cayr

Read More »

WHO IS THE PEACE MAKER AND FATHER OF AFRICA?

0 Visits: 16895 | Thursday February 25, 2021 - 20:31:21
Waagacusub.com - The commonly known pearl of Africa Uganda in East Africa, is one among the countries with a terrific developing economy in the Region. Uganda holds the hub of Business where all gates are open and exit routes leading to all international markets world over.

Read More »

Midowga musharaxiinta Somalia oo ku hanjabay mar kale iney qabanayaan dibad bax ballaaran.

0 Visits: 1891 | Wednesday February 24, 2021 - 15:52:01
Midowga musharixinta oo warbaahin lahadlay ayaa sheegay in aysan waxba iska badalin Banaan bixii ay iclaamiyeen kaas oo dhacaya 26 Febuery oo ku beegan maalinta Jimcaha ee soo socota

Read More »

[DAAWO Dahir Alasow] oo garbaashay Raisulwasare Lahelow iyo horjoogayaasha Hawiye sheegta

0 Visits: 0 | Tuesday February 23, 2021 - 23:47:37
Dahir Alasow oo garbaashay Raisulwasare Lahelow iyo horjoogayaasha Hawiye sheegta

Read More »

Waagacusub TV
Loading...