Waagacusub TV

Wararkii ugu dambeeyay Dagaalka Dhuusamareeb? Ciidanka Sheekh Shaakir oo Gaari Dhashiike saaran yahay ka qabsaday Ciidanka Qoor Qoor.

0 Visits: 8186 | Friday February 28, 2020 - 01:39:57
Waagacusub.com - Ciidan kala taabacsan Sheekh Shaakir iyo Axmed Qoor Qoor ayaa weli ku dagaalamaya Gaari Cabdi Bile ah oo yaal kontorool ay horey u joogeen Maleeshiyadda Axmed Qoor Qoor ee ku dhaw Xeradda Inji Dhuusamareeb.

Read More »

Farmaajo oo Kenya ka codsaday khubaro la dagaalanka Musuqmaasuqa - Ereteria, Dimuqoradiyada iyo xuquuqda Saxaafadda. Run miyaa? Ma Ogi.No.289.

0 Visits: 1775 | Wednesday February 26, 2020 - 08:21:45
Abwaan Guure, ayaa yiri: Waxaa Muqdisho tegay Khubaro Caalamiya oo ka kala socdo dhowr Wadan, si ey Somalida ugu faa'iideeyaan khibradahooda iyo waaya aragnimadooda xirfadeed.

Read More »

Topnews:-Maraykanka oo shaaciyay in Maamulahii Hormuud ee ay dileen uu ahaay maskaxdii ka dambeysay weerarkii saldhigooda Kenya

0 Visits: 1794 | Wednesday February 26, 2020 - 00:17:20
Waagacusub.com- Dowladda Maraykanka ayaa xaqiijisay in Maamulahii Hormuud Telecom ee Jilib oo ay gantaal ku dileen bishii Febraayo 22 in uu xidhiidh lahaa weerarkii saldhiga Maraykanka ee Maraykanka (Manda Bay.)

Read More »

TOPNEWS:- Mareykanka iyo Qaramadda Midoobay ayaa Farmaajo si kulul ula hadlay - "Ciidanka uu geeyay Gedo waa inuu degdeg uga saaraa"

0 Visits: 1729 | Tuesday February 25, 2020 - 14:57:39
Golaha ammaanka ee Qarama Midoobay ayaa shalay kulan ka yeeshay xaaladda Soomaaliya, halkaas oo Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, iyo isuduwaha siyaasadda ee Mareykanka u qaabilsan Golaha Ammaanka ay ka jeediyeen khudbado ay kaga warramayaan xaaladda siyaasadeed,…

Read More »

DAAWO Shacabka oo ku farxay in Mareykanka dilay maamulahii Hormuud Telecom

0 Visits: 0 | Tuesday February 25, 2020 - 03:16:40
DAAWO Shacabka oo ku farxay in Mareykanka dilay maamulahii Hormuud Telecom

Read More »

DAAWO Cali Mahdi oo hanjabay - Abgaal oo sacab u tumay iyo wararka siyaasadda By Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Monday February 24, 2020 - 01:40:21
Wararka siyaasadda , Cali Mahdi oo hanjabay iyo Abgaal oo Sacab u tumay, Waa kuma Ganacsade Axmed Nur Cali Jimcale ? Qoor Qoor oo colaadii Xaaf kala dul dhacay General Xabeeb

Read More »

[TOPNEWS:-] Axmed Nur Cali Jimcale muxuu faa'iido iyo dhib falay ?

0 Visits: 2298 | Sunday February 23, 2020 - 16:28:56
Waagacusub.com - 1- Furahii Qaranka Somalia 252 ayuu qaatay kaligiina ka macaashay Malaayiin dollar. 2- Shacabka Soomaaliyeed ayuu u sahlay iney ehelkooda lacago ugu diraan Al-Barakaat xilli Xawaalad la'aan jirtay.

Read More »

Qoor Qoor oo Colaadintii iyo Godobtii Xaaf ku darsaday gardaradda Jeneral Xabeeb ?

0 Visits: 2237 | Sunday February 23, 2020 - 15:17:32
Waagacusub.com - Waxaa malmahaan ka socday Dhuusamareeb kulama lagu colaadinayo Abtiyaasheey Cabdalle Sacad oo ah Curadka Sacad.

Read More »

DAAWO Fanaanad Somalia oo noqotay Negerian iyo Kenyan asal ahaan DNA laga qaaday kadib

0 Visits: 0 | Saturday February 22, 2020 - 10:27:44
Fanaanad Somalia oo noqotay Negerian iyo Kenyan asal ahaan DNA laga qaaday kadib

Read More »

Dahir Alasow Live Kacdoonkii Guriceel iyo Dhuusamareb oo xoogeystay

0 Visits: 0 | Friday February 14, 2020 - 10:12:19
Dahir Alasow Live Kacdoonkii Guriceel iyo Dhuusamareb oo xoogeystay

Read More »

[Daawo] Odayaashii Ceyr ee Guriceel oo loo diiday Dhuusamareeb iney galaan.

0 Visits: 0 | Thursday February 13, 2020 - 15:22:35
Ciidanka Farmaajo ayaa maanta is hortaag ku sameeyay odayaal dhaqameed ka soo baxay magaalada Guriceel oo u dhashay beesha Ceyr ,kuwaas oo doonayay in ay kulan la qaataan Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan. Odayaashan ka soo jeeda Beesha Ceyr, ilaa iyo hada lama oga sababta loogu diiday in ay ka baxaan…

Read More »

[DAAWO] Cabdiqeybdiid oo Qandaraas ku qaatay inuu Madaxweyne Xaaf dagaal la galo

0 Visits: 0 | Tuesday February 11, 2020 - 05:27:08
Farmaajo iyo Kheyre been cusub ayey Hal abuureen . Cabdiqeybdiid ayey kistiisa lacagta siiyeen , waxey u mareen Liiban Shuluq. Intaan hubiyay Senator Cabdiqeybdiid waxaa loo sheegay in lacagtii Worldbank bixiyay mashaariic horumarin la rabbo in laga hirgeliyo Hobyo, Ceelguula ilaa Galkacyo. Sidaas darteed…

Read More »

Topnews:- Dowladda Mareykanka oo Al-Shabaab iyo burcad badeed ku taageeray iney Galmudug qabsadaan ?

0 Visits: 2481 | Sunday February 09, 2020 - 09:01:00
Somali American Peace Development & Somali Atlantic Council ayaa bilaabay Petition ay ku dalbanayaan in Safiirka Mareykanka u fadhiya Somalia Amb Donald Yamamoto shaqadda laga eryo kadib markii uu si sharci daro ah u taageeray doorasho been abuura oo Dowladda Farmaajo u qabatay Nin horey uga tirsanaan…

Read More »

[Codad sira] Maamulayasha Taaj Express iyo Hormuud Telecom -Hoteladii Baariyow

0 Visits: 0 | Sunday February 02, 2020 - 02:55:36
Codad sira Maamulayasha Taaj Express iyo Hormuud Telecom -Hoteladii Baariyow

Read More »

[Daawo Naag] sheegtay inuu Farmaajo kufsaday oo baraha bulshadda qabsatay

0 Visits: 0 | Sunday February 02, 2020 - 02:40:40
Daawo Naag sheegtay inuu Farmaajo kufsaday oo baraha bulshadda qabsatay

Read More »

DAAWO Falanqeynta iyo Dooda xiisadda siyaasadda Somalia - Codad sira Maamulayaasha Hormuud Telecom iyo Taaj Express oo qirtay in Hoteladii Baariyoow uu dhacay Axmed Nur Cali Jimcale

0 Visits: 0 | Friday January 31, 2020 - 22:26:51
DAAWO Falanqeynta iyo Dooda xiisadda siyaasadda Somalia - Codad sira Maamulayaasha Hormuud Telecom iyo Taaj Express oo qirtay in Hoteladii Baariyoow uu dhacay Axmed Nur Cali Jimcale

Read More »

[DAAWO] Xogta Wasiirkii baxsaday iyo Database-yadii CID Iyo Bankiga dhexe oo la gubay

0 Visits: 0 | Friday January 31, 2020 - 02:24:39
1- Xogta Wasiirkii Amniga Jubbaland ee baxsadka lagu sheegay ? mala dilay mise waa nool yahay ? 2-Database-yadii C.I.D iyo Bankiga dhexe oo la gubay si raad tirasho loo sameeyo ? 3- Saadaq Joon oo diyaarad qaasa wata ayaa ka degay Dhuusamareeb si uu Isniinta u weeraro xarunta INJI ee Ahlusunah wal jameeca?…

Read More »

Topnews:- C.I.D qeybta finger Printiga oo gubatay iyo Bangiga Dhexe qeybta keeydka oo gubatay ? Wasiir Janan oo baxsaday ?

0 Visits: 4029 | Wednesday January 29, 2020 - 11:35:23
Waagacusub.com - hadalheynta ugu badan ee Muqdisho ayaa noqotay Seddax dhacdo oo si la yaab leh u dhacay.

Read More »

[DAAWO] Maxaad ka taqaan Dilaaga dalaalka Aamusan Liiban Shuluq

0 Visits: 1 | Tuesday January 28, 2020 - 06:40:27
DAAWO Maxaad ka taqaan Dilaaga dalaalka Aamusan Liiban Shuluq

Read More »

DAAWO Sheekh Shaakir oo afka furtay - "Galmudug faraha ayey uga guban doonaan Farmaajo iyo Kheyre"

0 Visits: 1 | Tuesday January 28, 2020 - 06:38:05
DAAWO Sheekh Shaakir oo afka furtay - "Galmudug faraha ayey uga guban doonaan Farmaajo iyo Kheyre"

Read More »

Waagacusub TV
Loading...