Wararka

Midowga Musharrixiinta ayaa iclaamiyey Bannaan-bax kale oo Muqdisho ka dhaca maalinta jimcada

0 Visits: 2049 | Monday February 22, 2021 - 15:18:29
Midowga musharixiinta ayaa maanta sheegay in maalinta jimcaha oo 26 february ku beegan in Magaalada Muqdisho ay ku qaban doonaan banaanbax kadhan ah Kaligii taliye Farmaajo

Read More »

Maleeshiyo Beeleed u dhashay Beesha Cayr oo Isbaaro Dhigtay Matabaan Kadib markii Axmed QoorQoor uu Faraha kala bixi waayay Degamadaaasi.

0 Visits: 2195 | Monday February 22, 2021 - 15:09:48
Wararka ka imaanaya Degmada Matabaan ee Gobalka hiiraan ayaa sheegaya in Duleedka Matabaan maleeshiyo Beeleed Deegaanka ah ay halkaas ay dhigteen ilaa afar jidgooyo oo ay lacag uga qaadayaan Baabuurta ku safreysa Wadada xariirisada Galmudug iyo Hirshabeele

Read More »

CC Warsame oo ka dhaartay in uusan la kulmeeynin QoorQoor Iyo Guudlaawe oo Daba Dhilif u ah Farmaajo

0 Visits: 2439 | Sunday February 21, 2021 - 15:18:13
Hogaamiyaha Xisbiga wadajir ahna musharax madaxweyne Cabdirahman Cabdi Shakuur Warsame oo kahadlay qoor qoor iyo Guudlaawe oo ah madaxweynayaasha Hirshabeele iyo Galmudug kuwaas oo xalay Guryahooda ku booqday qaar kamida musharixiinta Mucaaradka ah

Read More »

Xildhibaan Mahad Salaad oo Dowladaha Carbeed ee Somalia Cawiya Ka raali galiyay Hadalkii Wasiir Dubbe.

0 Visits: 2056 | Sunday February 21, 2021 - 14:13:36
Xildhibaan Mahad Salaad oo kamida Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia ayaa kahadlay hadal uu maanta uu sheegay Wasiirka warfaafinta ee Dowlada waqtigeedu dhamaaday kaas oo ahaay in Dowlada imaaraadka carabta ay somalia larabto sida Dowladaha carbeed ee iminka uu kasocdo Dagaalada Sokeeye

Read More »

Nabadoon maxamed Xasan Xaad Gudoomiyaha Beelaha Hawiye ayaa hanjabaad udiray fahad yaasiin iyo farmaajo'

0 Visits: 3481 | Saturday February 20, 2021 - 15:21:45
Nabadoon Xaad ayaa sheegay in Dadka reer muqdisho aysan udul qaadan doonin Taliska Farmaajo ee Dagan Guriga umadda ee Villa Somalia

Read More »

Musharraxiinta Somalia oo shaaciyey in dambiileyaal Qaran yihiin' Farmaajo iyo Fahad yaasiin

0 Visits: 1970 | Saturday February 20, 2021 - 15:10:53
Midowga masharixiinta ayaa maanta markale ku celiyay in magaalada Muqdisho ay ku qabanayaan Banaanbax kadhan ah Kaligiitaliye Farmaajo

Read More »

Shariif Sheekh Axmed" Ciidanka shalay markaan dhiseenay waan u hagar baxnay, waxaana aad uga xunnahay in lasoo adeegsado ciidamadii aan dhisnay

0 Visits: 2036 | Saturday February 20, 2021 - 14:47:00
Shariif sheekh axmed hogaamiyaha midowga musharixiinta oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada muqdisho ayaa sheegay in ciidamada qaranka soomaaliyeed uu galiyay juhdi badan inta uu ahaay madaxweynaha Somalia

Read More »

[Qoyskii Somalida] ee Jamcihii Faqiirka Ahaa Sabtidiina Taajirka noqday Norway

0 Visits: 5707 | Tuesday February 16, 2021 - 09:17:22
Waagacusub.com - Maxamed Jaamac waa Aabaha Qoyskan, Waxayna ku nool yihiin Wadanka Norway isaga Caruurtiisa iyo Xaaskiisa Maxamed oo Degan Guri uu Leeyahay Kamuunka ( Dawlada hoose ) ee Dagmada Toyen ee Caasimada Oslo Ayaa bishii ugu dambaysay Dhaqaalaha soo Galaa dhaafay intii ay ku heshiyeen kamuunka

Read More »

[Daawo] Farmaajo oo aqbalay in shirka doorashada Muqdisho lagu qabto iyo qubanaha Dahir Alasow

0 Visits: 1 | Saturday February 13, 2021 - 09:08:30
Daawo Farmaajo oo aqbalay in shirka doorashada Muqdisho lagu qabto iyo qubanaha Dahir Alasow

Read More »

QoorQoor oo halis ugu jira in Xilka laga tuuro

0 Visits: 3106 | Tuesday February 09, 2021 - 10:13:57
Ciidamo ka amar qaata maamulkii Ahlu-Sunna ee xoogga looga saaray Galmudug ayaa Axaddii si buuxda u qabsaday degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan. Warar uu helay Waaga-Cusub ayaa sheegaya in ciidanka qabsaday degmada Matabaan ay yihiin ciidankii Ahlu-Sunna ee lagu daray qeybta 21-aad ee Milateriga Soomaaliya,…

Read More »

[Daawo] beesha Caalamka oo Road Map u sameeyneysa doorashadda Somalia iyo warar xasaasiya qubanaha Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Tuesday February 09, 2021 - 02:11:01
Daawo beesha Caalamka oo Road Map u sameeyneysa doorashadda Somalia iyo warar xasaasiya qubanaha Dahir Alasow

Read More »

Dad ku afduubnaa inta u dhaxaysa Guriceel iyo Matabaan oo Lasiidaayay Lacag Madax furashaana laga qaatay.

0 Visits: 2488 | Monday February 08, 2021 - 16:34:28
Afar qof oo kol hore ay afduubteen malayahiyd hubeysan ayaa lagu siidaayay lacag dhan 60 Kun oo doolar oo madax furashaa lacagtaasi oo 30 kun oo ka mid ah uu dhiibay Qoor Qoor halka 30 kun uu isna Dhiibay Madaxweynaha Hirshabeele Cali Guudlaawe

Read More »

Beesha Caalamka oo si kulul uga hadashay doorashadda Somalia ?

0 Visits: 2366 | Monday February 08, 2021 - 13:46:14
War Qoraal ah oo kasoo baxay xubnaha dalalka beesha caalamka ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan marxaladda adag ee kala guurka ah, doorashooyinka 2021-ka iyo shirkii wada-tashiga Dhuusamareeb. Qoraalkan oo ay si wadajir ah usoo saareen xubnaha beesha caalamka ee taageera…

Read More »

Madaxtooyada Galmudug Ee Dhuusamareb kutaala oo axmed QoorQoor Ciidamo ku hareereeyeen.

0 Visits: 1854 | Monday February 08, 2021 - 13:37:13
Guriga Madaxtooyada Galmudug ee uu Dagan yahay Axmed Qoor qoor ayaa waxaa goostay Ciidamo gadoodsan kuwaas oo kacabanaya in aysan helin xaquqdoodii ay ku laahaayeen Galmudug

Read More »

Shirka Dhuusamareeb oo la is ku mari la,yahay

0 Visits: 2312 | Friday February 05, 2021 - 13:22:08
Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa u muuqda in ay guulo waa weyn ka soo hoyeen shirka ka socda Dhuusamareeb sida ay sheegayaan natiijooyinka hordhaca ah. Axmed Madoobe iyo Deni ayaa diidanaa sida loo soo magacaabay guddiga doorashada Goballada Waqooyi, arrinta gobalka Gedo ee ciidanka…

Read More »

Al Shabaab kii Xalay Soo weeraray Dhuusamareeb oo nolosha lagu qab tay

0 Visits: 2016 | Friday February 05, 2021 - 12:47:52
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa goordhow soo bandhigey horjoogihii Qaybta qaraxyada Galgaduud u qaabilsanaa Alshabaab oo lagu magacaabo Xasan Cabdinuur daad "Carey's" kaasi oo ka mid ahaa maleeshiyaad xalay lagu qabtey howlgal ciidamadu ka fuliyeen duleedka Magaalada Dhuusamareeb.

Read More »

Axmed Madoobe oo Dhuusamareb gaaray iyo Madaxweynaha Puntland oo Cadaado ka degay sababo amaan aawgeed

0 Visits: 2329 | Tuesday February 02, 2021 - 15:50:52
Waagacusub.com - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa gaaray Dhuusamareeb halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey. Axmed Madoobe oo kasoo kicitimay Kismaayo ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb uga hortegay Axmed Qoor Qoor iyo mas'uuliyiin…

Read More »

Dhuusamareeb maxaa ka socda ?

0 Visits: 2282 | Tuesday February 02, 2021 - 14:54:34
Waagacusub.com - Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa si weyn uga socda diyaar garoowga furitaanka shirka wadatashiga madaxda dowladda federaalka, kuwa dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Sida uu ogaaday Waagacusub waxa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu shirka…

Read More »

Ciidanka Dhuusamareeb oo soo bandhigay meydadka seddex ka mida Al-Shabaabkii Hoobiyaha ku weeraray ?

0 Visits: 2113 | Tuesday February 02, 2021 - 14:47:55
Waagacusub.com - Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo warbaahinta kula hadley Dhuusamareeb ayaa xaqiijiyay in ay dileen 3-xubnood oo ka tirsanaa argagixisada Al-shabaab oo uu ku jiro horjoogihii kooxda u qaabilsanaa deegaanada u dhexeeya Ceelbuur iyo Dhuusamareeb.

Read More »

[DAAWO] Qabiiladda Raggii weeraray Hotel Afrik iyo Ciidankii khaarijiyay Jeneralka Qubanaha Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Tuesday February 02, 2021 - 07:09:00
DAAWO Qabiiladda Raggii weeraray Hotel Afrik iyo Ciidankii khaarijiyay Jeneralka Qubanaha Dahir Alasow

Read More »

Waagacusub TV
Loading...