Waagacusub TV

[DAAWO] Xildhibaanada iyo odayaasha Galmudug oo si kulul uga jawaabay gefka iyo garbaduubka Kooxda Farmaajo

0 Visits: 0 | Sunday January 26, 2020 - 00:52:05
DAAWO Xildhibaanada iyo odayaasha Galmudug oo si kulul uga jawaabay gefka iyo garbaduubka Kooxda Farmaajo

Read More »

[DAAWO] Maxaad ka taqaan Musharax Qoor qoor 4 Galmudug By Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Friday January 24, 2020 - 07:32:35
DAAWO Maxaad ka taqaan Musharax Qoor qoor 4 Galmudug By Dahir Alasow

Read More »

[Daawo] oohinta hooyada dhashay gabadh Farmaajo Denmark u dhiibay?

0 Visits: 0 | Friday January 24, 2020 - 01:46:11
Daawo oohinta hooyada dhashay gabadh Farmaajo Denmark u dhiibay?

Read More »

[TOPNEWS:-] Senator Dhegdheer sidee u dilay Suldaankii Habar idinle Abshir Socdaal.

0 Visits: 3613 | Thursday January 23, 2020 - 09:21:25
Waa kumma Senator Dhegdheer ? Cabdi Axmed Dhuxulow oo loo yaqaan Dhegdheer wuxuu u dhashay beesha Murusade gaar ahaan HABAR IDINLE, ADAN SELED.

Read More »

[Topnews:-] Isbarbar dhiga dimbiga Sanbaloolshe iyo kuwii Madaxweynahii Pakistan ee qirashadda buugiisa iyo dhiibistii Qalbidhagax

0 Visits: 2321 | Wednesday January 22, 2020 - 03:21:44
Taliyahii hore ee Sirdoonka NISA ayaa markii ugu horeysay kashifay sir badan laakiin wuxuu wareeysigiisa ku qirtay inuu dimbiile yahay taas oo ka dhigan mid lagu Maxkamadeyn karo ? Akhri faaladaan isbarbardhiga Sanbaloolshe iyo Madaxweynahii hore ee Pakistan?

Read More »

[TOPNEWS:-] Musharaxiinta Galmudug oo shaaciyay ineysan ka qeybgaleeyn doorasho Afduuban - Xaaf iyo Ahlusunah oo heshiis gaaray?

0 Visits: 2935 | Wednesday January 22, 2020 - 01:54:44
Waagacusub.com - Musharaxiinta u tartamaya xilka Madaxweynenimadda Galmudug ayaa Warsaxaafadeed ay si wada jira u soo saareen markii ugu horeeysay ku shaaciyay ineysan ka qeybgaleeyn doorashadda Dhuusamareeb maadama ay afduubteen koox ka socota Xukumadda Kheyre. Warsaxaafadeed ay soo saareen ayaa sidaan…

Read More »

DHAGEYSO VOA SOMALI OO SHAACISAY IN ALSHABAAB MAGACAABEEN GUDOOMIYAHA RUGTA GANACSIGA GOBOLKA BANAADIR OO KA MIDA HORMUUD TELECOM GROUP

0 Visits: 0 | Sunday January 19, 2020 - 03:02:09
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu ku saabsan yahay magacaabista guddoomiyaha rugta ganacsiga gobolka Banaadir, oo xog ay heshay VOA ay sheegeyso inay kaalin ku lahayd kooxda Al-Shabaab. Barnaamijka waxaa soo diyaarisay soona jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

Read More »

[Daawo] diblomasi geesi caana oo kashifay sir "Wiil Murusade ah ayaa nagu amar taagleeyay guddigeenii 12-ka Aqoonyahan ee Phd wada heystay"

0 Visits: 0 | Thursday January 16, 2020 - 13:22:02
Daawo diblomasi geesi caana oo kashifay sir "Wiil Murusade ah ayaa nagu amar taagleeyay guddigeenii 12-ka Aqoonyahan ee Phd wada heystay"

Read More »

[Daawo] Wasiir Xildhibaanadii beeshiisa ee Galmudug ku qortay Gabadh uu shukaansado , ilaaladiisa iyo darawalkiisa

0 Visits: 0 | Thursday January 16, 2020 - 13:19:19
Daawo Wasiir Xildhibaanadii beeshiisa ee Galmudug ku qortay Gabadh uu shukaansado , ilaaladiisa iyo darawalkiisa

Read More »

Waa kuma Duqa xilka laga qaaday ee Galkacyo Xersi Maar ?

0 Visits: 3946 | Wednesday January 15, 2020 - 09:06:54
Waagacusub.com - Xersi Yusuf Barre oo loo yaqaan Xersi Maar wuxuu ku dhashay Degaanka Ceelguula ee gobolka Mudug , qiyaastii 1958-dii. wuxuu dugsiga Quraanka iyo dugsi hoose dhexe ku bartay Ceelguula. Xersi Maar waxaa la geeyay Magaaladda Galkacyo, wuxuuna galay Dugsiga sare ee Cumar Samatar. Mr Xersi…

Read More »

Maxaad ka taqaan Ardaygii halgamaa Caanood dhashay ee isu bedelay dilaaga Waxgalka ?

0 Visits: 3360 | Wednesday January 15, 2020 - 00:04:04
Taariikh kooban oo ku saabsan Cumar Maxamuud Shido (ina Seefle) Cumar waa nin firfircoon, lakiin nasiib darro waa nin aad u fudud. Waxa uu waxbarashadda uga haray heerka dugsiga dhexe ka dib markii uu la saaxiibay koox da'diisa ah oo waxbarashada ka saaqiday.

Read More »

[Waa kumma] dilaaga Aamusan ee Galmudug Liiban Shuluq?

0 Visits: 3692 | Tuesday January 14, 2020 - 11:53:03
Who is Silent killer of Galmudug State Liiban Shuluq ? 1- Wuxuu ahaan jiray qandaraasle maalgeliya burcad badeeda Somalia. 2- Wuxuu lacag badan ka helay Mashaariic uu ka qaatay maamulkii Galmudug ee Cabdikariim Guled.

Read More »

[DAAWO Waa kuma Cumar Saqajaan] -DILAAGII ALSHABAAB MUQDISHO ? By Dahir Alasow

0 Visits: 1 | Tuesday January 14, 2020 - 11:02:41
DAAWO Waa kuma Cumar Saqajaan -DILAAGII ALSHABAAB MUQDISHO ? By Dahir Alasow

Read More »

Daawo Galmudug tii Galkacyo ku dhalatay oo Dhusamareeb ku dhimatay

0 Visits: 0 | Monday January 13, 2020 - 06:09:55
Daawo Galmudug tii Galkacyo ku dhalatay oo Dhusamareeb ku dhimatay

Read More »

Daawo Kheyre oo ku faanay inuu Sacad Habargidir ka saaray siyaasadda Somalia iyo tan Galmudug

0 Visits: 0 | Monday January 13, 2020 - 05:58:31
DAAWO Kheyre oo ku faanay inuu Sacad Habargidir ka saaray Dowladda dhexe iyo Madaxnimadii Galmudug.https://www.youtube.com/watch?v=yWeHT_yEKyc KHEYRE WUXUU YIRI " Shaqaale hoosaad ilaa Wasiir , taliye Ciidan waan ka eryay shaqadda kadibna Madaxweynahii Galmudug ayaan ka tuuray, hadda waxaa ii harsan…

Read More »

[Daawo] beesha Sacad oo isku raacday iney ka baxaan Dhuusamareeb si ay u dhistaan Galmudug madaxbanaan

0 Visits: 2 | Wednesday January 08, 2020 - 06:24:00
Daawo beesha Sacad oo isku raacday iney ka baxaan Dhuusamareeb si ay u dhistaan Galmudug madaxbanaan

Read More »

[Daawo] Al-Shabaab soo faafiyay sawirada diyaaradihii ay ku gubeen weerarkii Ciidanka Mareykanka iyo Kenya ee LAMU - Yeey u aargudayeen ?

0 Visits: 13515 | Tuesday January 07, 2020 - 05:41:52
Waagacusub.com - Afhayeenka hoowlgaladda Melleteri ee Al-Shabaab Cabdi Casiis Abu Muscab ayaa Wareeysi uu siiyay Idaacadda Al-Shabaab ee ANDALOUS ku sheegay in weerarkii Simba Camp ee LAMU loogu Aarguday weeraro iyo duqeeymo Ciidanka la dagaalanka argagixisadda Kenya ku burburiyeen Xarumahii Hormuud…

Read More »

DAAWO Musharax Cabdi Dheere oo Caabudwaaq wacdaro ka dhigay

0 Visits: 2608 | Monday January 06, 2020 - 03:37:04
Waagacusub.com - Musharax Cabdi dheere ayaa gaaray Caabudwaaq iyadoo halkaas ay uga hortageen boqolaal ka tirsan taageerayaashiisa.

Read More »

Daawo Al-Shabaab oo weeraray Taliska Melleteriga Mareykanka iyo Kenya ee LAMU iyo sideey u gubeen- gudaha Kenya

0 Visits: 1 | Monday January 06, 2020 - 02:56:23
"Taliska Mareykanka ee Afrika waxa uu qirayaa in uu jiro weerar lagu qaaday xerada Manda Bay ee ciidamada Cirka ee Kenya, waxaanna la socon doonnaa xaaladda," ayaa lagu yiri warkaasi ka soo baxay AFRICOM. Warsaxaafadeedka AFRICOM ayaa lagu sheegay in warar hordhac ah oo weerarka ku saabsan ay…

Read More »

Somalia detained record number of journalists in 2019: Report.

0 Visits: 2411 | Sunday January 05, 2020 - 06:37:16
Waagacusub.com - State security forces arrested 38 journalists, while 37 were beaten, shot at or threatened at gunpoint, report says.

Read More »

Waagacusub TV
Loading...