Wararka

Dibad Bax Looga Soo horjeedo farmaajo Oo muqdisho ka dhacay

0 Visits: 1337 | Monday January 25, 2021 - 11:56:05
Caasimada soomaliya ee muqdisho waxaa maanta ka dhacay dibad-bax looga soo horjeedo Farmaajo, kaas oo sidoo kale lagu dalbanayey in dalka ay ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah. Dibad-baxayaasha oo isugu jiray haween & dhalinyaro ayaa isugu soo baxay xaafado ka tirsan degmooyinka Wadajir & Dharkenley…

Read More »

Fiqi Alshabaab Badan Baaan ku dilnay Bacadweeyne

0 Visits: 997 | Monday January 25, 2021 - 11:00:09
Xaaladda degmada Bacaadweyne iyo Camaara oo ay dagaallo ka dheceen ayaa degen. Dagaalkan ayaa u dhexeeyey ciidamada dowladda, kuwa Galmudug iyo dadka deegaanka oo isku dhinac ah, iyo maleeshiyada Al-Shabaab.

Read More »

Ciidanka Jubbaland oo gudaha u galay Balad-xaawo

0 Visits: 1187 | Monday January 25, 2021 - 09:41:01
Ciidamada Jubbaland ayaa Magaalada Balad-xaawo Sawiro isaga soo qaaday kadib Dagaal Xalay Saqdhexe Halkaasi ku dhexmaray iyaga iyo Ciidamada Dowlada Soomaaliya. Meelaha ay isku soo sawireen ayaa waxaa ka mid ah Daarta Dheer ee Shirkada isgaarsiinta Hormuud.

Read More »

Gaadiid iyo Dadkii Saarnaa oo lagu Afduubtay inta u Dhaxaysa Matabaan iyo Guriceel.

0 Visits: 1365 | Sunday January 24, 2021 - 13:38:20
Sedex Gaari oo nuuca ay soomaalidu u taqaan Candha meydlaha iyo dadkii saarnaa ayaa lagu afduubtay inta u dhaxaysa magaalooyinka Matabaan iyo Guriceel oo ka kala tirsan Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud.

Read More »

Wafdi kasocda Qaramada Midoobay oo Gaaray Dhuusamareeb

0 Visits: 994 | Sunday January 24, 2021 - 13:12:09
Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Ali Dahir Eid ayaa manta Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Galmudug ku soo dhaweyay wafdi u hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay uqaabilsan Arimaha Soomaaliya James Swan.

Read More »

[DAAWO:] XUKUUMADDII KACAANKA IYO OKTOOBAR 1990?

0 Visits: 0 | Sunday January 24, 2021 - 00:08:11
HARED

Read More »

Taliyaha Booliska Guriceel oo dhibaato xoogan ku haya shacabka kunool degmadaasi

0 Visits: 977 | Saturday January 23, 2021 - 17:12:01
Cismaan Cali hudeey oo ah Taliyaha Saldhiga Booliiska Guriceel ayaa Qorsheeynaya in uu soo xirxiro maamooyin warbaahinta kasoo muuqday kuwaas oo Axmed qoor qoor ku eedeyay in Caruurtooda ka iibsaday Eretariya

Read More »

Shil Baabuur oo Sababay Khasaaro Xogan ayaa Dhuusamareeb kadhacay

0 Visits: 930 | Saturday January 23, 2021 - 17:05:12
Shilkan oo sababay khasaaro nafeed iyo mid hantiyadeed ayaa waxaa uu ka dhacay afaafka hore ee Xarunta dowladda Hoose ee Magaalada Dhuusamareeb, kadib markii ay isku dhaceen laba gaari.

Read More »

Argagixisada Alshabaab oo 50-gaari ku afduubtay Xarardheere

0 Visits: 1076 | Saturday January 23, 2021 - 16:48:37
magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug Wararka aan ka heleyno waxay sheegayaan in Argagixisada alShabaab ay afduubteen in ka badan 50-gaari oo ay la haayeen dad ku nool magaaladaas. Qof aan qarinay magaciisa, si aan loo dhibaateyn oo ku nool Xarardheere ayaa Waaga Cusub u sheegay in Al-Shabaab ay gaadiidkaas…

Read More »

[Daawo xogta] sababta loo dilay Gudoomiyahii Hodan Cabdixakiin Dhegajuun By Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Saturday January 23, 2021 - 12:35:09
Daawo xogta sababta loo dilay Gudoomiyahii Hodan Cabdixakiin Dhegajuun By Dahir Alasow

Read More »

Gabi ahaanba waxaa Go'ay isu socodka Guriceel iyo Beledweyne

0 Visits: 1415 | Friday January 22, 2021 - 22:30:08
Isbuucyo kahor ayaa Deegaanka maxaas ee Gobalka Hiiraan waxaa lagu afduubtay 5 ruux oo deegaan ahaan kasoo Jeeda Degmada Guriceel, waxaana madax furasho ahaan looga qaatay lacag ku dhow konton kun Dolar (50,000), maalmo kadib Deegaan hoos yimaada Degmada Matabaan ayaa Dad shacab iyo Gaarigii ay saarnaayeen…

Read More »

FaahFaahin Qaraxii Gaalkacyo Ka dhacay oo Askar ka tirsan Ciidanka Puntland ku geeriyoodeen.

0 Visits: 1354 | Friday January 22, 2021 - 20:24:09
Waagacusub.com - Hal askari ayaa ku dhintay, Sadex qof oo labo Askar tahay midna Shacab yahayna dhaawac ayaa ka soo gaaray kadib markii Bambo lagu tuuray Gaari Ciidan oo marayay irida hore Ee Dugsiga Sare Cumar Samatar, oo ku yaala Waqooyiga Galkacyo, sida aan ka soo xiganay ilo ka ag-dhow Booliska…

Read More »

AlShabaab oo Ceeldheere Guriceel iyo Dhuusamareeb Shacabii ka barakiciyay iyo QoorQoor oo Dayacay Amnigii Galmudug

0 Visits: 1151 | Friday January 22, 2021 - 18:34:03
Ceeldheere oo u dhaxeeysa Guriceel Iyo Dhuusamareeb ayaa Shacabka Degaanka Ceeldheere ee Gobolka Galgaduud Waxeey ka walaacsan yihiin Xaladooda amni kadib marki xubno ka tirsan Al shabaab oo maalin ka hor yimid Degaano duleedka ka ah magaladda ay dadka Degaanka ku amreen in ay keenaan 100 Wiil oo la…

Read More »

Labo Nin oo ku dhintay Badda Hobyo

0 Visits: 1002 | Friday January 22, 2021 - 16:02:17
Labo Wiil oo Dhalinyaraa oo u dabaal tagay xeebta Magaalada Hobyo oo ay baddu la tagtay kuna geeriyooday.

Read More »

Alshabaab oo qarka u saran Iney Matabaan qabsadaan.

0 Visits: 1008 | Friday January 22, 2021 - 14:34:55
Deegaanka Ilguule oo 30 kiiloomitir u jirta Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan ayaa waxaa soo buux dhaafiyay Maleeshiyaadka Alshabaab waxaana Cabsi weyn soo wajahday Dadka ku nool Degmadaasi

Read More »

Dhageey iyo QoorQoor oo khilaaf Xoogan Soo Kala Dhexgalay

0 Visits: 1518 | Wednesday January 20, 2021 - 13:57:25
Senator Yusuf Geelle Ugaaas Dhageey iyo qoor qoor ayaa waxaa soo kala dhex galay qilaafkii ugu balaarnaa, Dhageey oo kamida ahaay Dadkii qeybta wey ku lahaay in qoor qoor laga dhigo Madaxeynaha Galmudug ayaa iminka muuqda in uu kahor yimid

Read More »

Qoor Qoor oo ilaaladiisa ku amray iney rasaas huwiyaan hooyooyin ku banaanbaxay

0 Visits: 1001 | Wednesday January 20, 2021 - 13:23:18
Ciidamada booliska Galmudug ee ku sugan Gaalkacyo ayaa Rasaas ku kala eryay hooyooyin dalbanayay in wiilashoodii tababarka loogu qaaday dalka eritareeya Nolol iyo Geeri mid loogu sheego

Read More »

Beesha Qubeeys oo diiday in QoorQoor Booqdo Degmada Bacadweyne

0 Visits: 1104 | Wednesday January 20, 2021 - 13:20:57
Waagacusub.com - Qoor qoor oo maanta qorshahiisa aheyd in uu tago Deegaanada Bacaadweyn iyo Wisil ayaa isku hortaag lagu sameeyay

Read More »

[Daawo Dahir Alasow] oo baahiyay qeybta 2aad magacyada iyo qabiilada dhalinyaradii Eritrea loo qaaday ee la waayay

0 Visits: 0 | Wednesday January 20, 2021 - 10:06:13
Daawo Dahir Alasow oo baahiyay qeybta 2aad magacyada iyo qabiilada dhalinyaradii Eritrea loo qaaday ee la waayay

Read More »

Waagacusub TV
Loading...