Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo a safar ku tagey Qardho ayaa tababar usoo xiray dufacadii labaad ee ciidamada Booliska Puntland ee ka qalinjebisay dugsiga Tababarka ee Xorgoble. Munaasabadda tababarka loogu soo xiray dufcadii labaad ee Ciidamada Booliska Puntland, waxaa ka qeybgalay…
Read More »