Waagacusub TV

[Daawo] Musharax ka yaabiyay Axmed Madoobe oo ugu hanjabay iney Maraakiibta Mareykanka u taagan yihiin badweynta lana xiri doono ?

0 Visits: 0 | Thursday June 06, 2019 - 23:10:48
Daawo Musharax ka yaabiyay Axmed Madoobe oo ugu hanjabay iney Maraakiibta Mareykanka u taagan yihiin badweynta lana xiri doono ?

Read More »

[DAAWO] Shiine Culay iyo Farmaajo maxaa kala qabsaday

0 Visits: 0 | Sunday June 02, 2019 - 04:44:00
DAAWO Shiine Culay iyo Farmaajo maxaa kala qabsaday

Read More »

[Topnews:-] Gollaha Amaanka oo Madaxda Somalia oo ugu hanjabay tilaabo Melleteri sida ku qoran Chapter VII iyo halista Ergayga cusub

0 Visits: 5106 | Sunday June 02, 2019 - 04:10:15
Waagacusub.com - Madaxda Dowladda Federalka laba dharbaaxo ayaa ku dhacday.

Read More »

[Topnews:-] Golaha Amaanka oo qaraar ku soo saaray in Soomaaliya loo sameeyo "Madasha Wadatashiga Qaran"

0 Visits: 4387 | Sunday June 02, 2019 - 02:18:22
Waagacusub.com - Kulan gaar ah oo ay yeesheen Galaha Amaanka ee Qaramada Midoobay maalintii shalay ahayd oo bisha Maajo ku beegnayd 31ka ayaa waxa ka soo baxay go'aano culus kuwaas oo oo saamayn ku yeelanayo geedi socodka nabadda iyo horumarka dalka Soomaaliya..

Read More »

[Daawo] Ciidankii Habargidir iyo Abgaal oo wadooyinka Muqdisho xirtay iyo colaad taagan

0 Visits: 0 | Saturday June 01, 2019 - 02:33:15
Daawo Ciidankii Habargidir iyo Abgaal oo wadooyinka Muqdisho xirtay iyo colaad taagan

Read More »

[Topnews:-] Xildhibaanadda beesha Hawiye oo magacaabay guddigga dhismaha Banaadir State - Magacyadooda

0 Visits: 5879 | Friday May 31, 2019 - 23:58:41
WAAGACUSUB.COM - Xildhibaanadda u dhashay beelweynta Hawiye ayaa shir xasaasiya ku yeeshay Hotel Doorpin Muqdisho iyagoo uga hadlay sidii maamul loogu dhisi lahaay gobolka Banaadir.

Read More »

[DAAWO] Gabadh leh Naaska ibtiisa in leeyga taabtaan ka helaa Muqdisho dhexdeeda iyo Wariyahii ugu dhaqan xumaa taariikhda

0 Visits: 0 | Friday May 31, 2019 - 12:28:48
DAAWO Gabadh leh Naaska ibtiisa in leeyga taabtaan ka helaa Muqdisho dhexdeeda iyo Wariyahii ugu dhaqan xumaa taariikhda

Read More »

[Dhageyso] Galmudug oo xiriirka u jartay Dowladda Farmaajo

0 Visits: 0 | Friday May 31, 2019 - 12:24:05
Khilaafkii u dhaxeeyay maamulka Galmudug ee bartamaha Soomaaliya iyo dowladda federaalka ah oo muddo soo jiitamayay ayaa haatan galay marxalad kale. Galmudug ayaa sheegtay inay xiriirkii wada shaqeyn u jartday dowladda federaalka ah. Wariyaha VOA-da uga soo warrama gobolka Cabdiwaaxix Macalin Isaaq…

Read More »

[Daawo] Dood kulul Dahir Alasow iyo Saraakiil caana - sirta Somalia iyo Jibouti

0 Visits: 0 | Thursday May 30, 2019 - 11:38:22
Daawo Dood kulul Dahir Alasow iyo Saraakiil caana - sirta Somalia iyo Jibouti

Read More »

[Topnews:-] Farmaajo oo Safaaradahii Ethiopia Masar Turkey Saudi Arabia ,Sudan iyo Qatar geeyay Safiiro u dhashay Daarood ?

1 Visits: 7183 | Wednesday May 29, 2019 - 21:33:10
Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa markii ugu horeeysay si toosa ugu xadgudbay hanaankii awood qeybsiga beelaha ee 4.5 kadib markii uu shanta Safaaradood ee ugu muhiimsan geeyay shan Safiir oo u dhashay beeshiisa Daarood.

Read More »

[DAAWO] Ethiopia oo ku tiirsan dhaqaalaha Somalida iyo Map-keeda cusub

0 Visits: 0 | Monday May 27, 2019 - 07:23:15
DAAWO Ethiopia oo ku tiirsan dhaqaalaha Somalida iyo Map-keeda cusub

Read More »

[Daawo] damaca cadawga iyo dabargoynta Somalida By Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Sunday May 26, 2019 - 23:01:15
1. Shabaab & Daacish baa is laynaya   2. Dadkoodana way isla laynayaan ,iyagana weey leeynayaan  3. Iyagana Maraykan baa wada laynaya, dadkii Soomaaliyeedna iyaga dartood baa loo leeynayaa.   4. Kii ka dhintana wuxuu ka tagayaa:   a) Carruur Agoon ah oo uu aabbayaa shood laayey iyo kuwo uu isagu…

Read More »

[Akhri] argagixisadda Al-Shabaab oo ardayda uga digay iney tagaan imtixaanka Goodax Barre berri iclaamshay iyo baabuur qaraxyo loo diyaarshay

0 Visits: 4966 | Sunday May 26, 2019 - 17:18:26
Waagacusub.com - Wilaayadda argagixisadda Al-Shabaab ee gobolka Banaadir ayaa soo saaray digniin iyo amar culus oo ay ardayda Banaadir uga digeen iney ka qeybgalaan Imtixaanka fasalka 12 aad ee gobolka Banaadir.

Read More »

[Daawo] Nin Somalia oo lagu yiri Caruurtaada ma dhalin DNA Test

0 Visits: 0 | Thursday May 23, 2019 - 22:50:44
Daawo Nin Somalia oo lagu yiri Caruurtaada ma dhalin DNA Test

Read More »

[Daawo] ninkii Guriceel geeyay ninkii isqarxin rabay oo la qabtay iyo qorshaha argagixisadda ku khaarijin rabtay Madaxda iyo Culumadda

0 Visits: 0 | Thursday May 23, 2019 - 21:58:49
Daawo ninkii Guriceel geeyay ninkii isqarxin rabay oo la qabtay iyo qorshaha argagixisadda ku khaarijin rabtay Madaxda iyo Culumadda

Read More »

[DAAWO] Eglan Show iyo Feysal Cali Waraabe maxaa kala qabsaday ?

0 Visits: 0 | Thursday May 23, 2019 - 10:14:26
DAAWO Eglan Show iyo Feysal Cali Waraabe maxaa kala qabsaday ?

Read More »

[Daawo] Naagteeyda ayaan Gogol dhaaf ku qabtay laakiin dhul gaalo ayaan joognaa ee maxaan ku sameeyaa ?

0 Visits: 0 | Monday May 20, 2019 - 14:07:50
Daawo Naagteeyda ayaan Gogol dhaaf ku qabtay laakiin dhul gaalo ayaan joognaa ee maxaan ku sameeyaa ?

Read More »

[Daawo Gabadh tiri] "Galmo la-aan ma seexan karo -Ninkeygana naago ayuu ila qabaa"?

0 Visits: 0 | Monday May 20, 2019 - 14:01:01
Daawo Gabadh tiri "Galmo la-aan ma seexan karo -Ninkeygana naago ayuu ila qabaa"?

Read More »

[DAAWO] Sirdoonka Iran oo jabsaday Taleefanada madaxda Israa'iil Iyo Sarkaalkii ugu magaca weynaa Mosadka oo dhintay

0 Visits: 0 | Monday May 20, 2019 - 12:32:12
DAAWO Sirdoonka Iran oo jabsaday Taleefanada madaxda Israa'iil Iyo Sarkaalkii ugu magaca weynaa Mosadka oo dhintay

Read More »

[Daawo] Basaasiinta Imaaraatka ee Turkigu Qabteen iyo falalkii ay qorsheeyeen

0 Visits: 0 | Monday May 20, 2019 - 12:18:30
Daawo Basaasiinta Imaaraatka ee Turkigu Qabteen iyo falalkii ay qorsheeyeen

Read More »

Waagacusub TV
Loading...