Waagacusub TV

[Topnews] Sababta Farmaajo ku qasabtay inuu Ciidankii boliiska guud ahaan ka qaado Isgoysyadda Muqdisho oo la helay ?

0 Visits: 5786 | Wednesday April 17, 2019 - 03:11:51
Waagacusub.com - Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa amray in guud ahaan isgoysyadda Muqdisho laga qaado Ciidanka Boliiska kadib markii uu cambaareeyn iyo cadaadis xoogan kala kulmay Dowladaha reer Galbeedka iyo Hay'adaha xaquuqul insaanka oo dacwad ka qoray xasuuqii Ciidanka ay ku dileen bajaajlayaal…

Read More »

[Daawo] Duqbilow iyo Dahir Alasow maxaa kala qabsaday ?

0 Visits: 0 | Tuesday April 16, 2019 - 06:38:25
Daawo Duqbilow iyo Dahir Alasow maxaa kala qabsaday ?

Read More »

[Daawo] Gorfeynta Qubanaha Dahir Alasow iyo Dood hilfaha la isu qaaday

0 Visits: 0 | Tuesday April 16, 2019 - 02:45:23
Daawo Gorfeynta Qubanaha Dahir Alasow iyo Dood hilfaha la isu qaaday

Read More »

[Daawo Hawiye yaa gebay] yaa iska dhuuqa lacagta laga qaado Xamar ? yaase horumariyay Daarood iyo Isaaq - Abdirazaq Dahir oo si yaab leh oo qosol badan ula hadlay Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Monday April 15, 2019 - 07:13:05
Daawo Hawiye Odayaal ma leeyahay sida Daarood iyo Isaaq - Abdirazaq Dahir oo ka qosliyay Dahir Alasow iyo fariintii uu Reer Muqdisho u diray

Read More »

[Daawo] Farmaajo oo ku hanjabay inuu Hawiye gacan bira ku qaban doono -"Kacdoonkii Guga Carabta oo Xamar ka biloowday"

0 Visits: 0 | Sunday April 14, 2019 - 07:13:08
Daawo Farmaajo oo ku hanjabay inuu Hawiye gacan bira ku qaban doono -"Kacdoonkii Guga Carabta oo Xamar ka biloowday"

Read More »

[Dhageyso Sirculus] Odayaashii Abgaal ee Farmaajo la kulmay Oday ka mida ayaa kashifay Wabar Socdaal Raage Wabar Cilfaaf "Farmaajo hal kelmad dhibka reer Xamar heysta laguma soo qaadin"

0 Visits: 0 | Sunday April 14, 2019 - 01:16:52
Dhageyso Sirculus Odayaashii Abgaal ee Farmaajo la kulmay Oday ka mida ayaa kashifay Wabar Socdaal Raage Wabar Cilfaaf "Farmaajo hal kelmad dhibka reer Xamar heysta laguma soo qaadin"

Read More »

[Daawo] Dahir Alasow oo qabtay doodii ugu cusleed ee gumaadka Farmaajo ku hayo shacabka Muqdisho iyo hanjabaadiisa cusub

0 Visits: 0 | Saturday April 13, 2019 - 23:30:35
Daawo Dahir Alasow oo qabtay doodii ugu cusleed ee gumaadka Farmaajo ku hayo shacabka Muqdisho iyo hanjabaadiisa cusub

Read More »

[Topnews] Weerarkii Farmaajo ku qaaday banaanbaxayaasha Muqdisho oo shaaca ka qaaday afar dhaqan oo uu leeyahay ?

0 Visits: 2445 | Saturday April 13, 2019 - 22:09:39
Waagacusub.com - Madaxweyne Farmaajo ayaan soo hadal qaadin dadka kale ee Shacabka ahaa ee iyana la dilay intii ay banaan baxyada socdeen, waxaana jira warar sheegaya in dadka ay Ciidanka booliska dileen ay gaareyso 4 qof oo uu ku jiray Wiil dhalinyaro ah oo u gargaari jiray dadka barakacayaasha ah.

Read More »

[DAAWO QOSOLKA DAHIR ALASOW] "Muse biixi iyo Maalqabeenka Afrika oo rumeeysan waayey xilkiyo xoolaha alle u dhiibay"

0 Visits: 0 | Saturday April 13, 2019 - 06:25:25
DAAWO QOSOLKA DAHIR ALASOW "Muse biixi iyo Maalqabeenka Afrika oo rumeeysan waayey xilkiyo xoolaha alle u dhiibay"

Read More »

[Daawo] Doodii ugu adkeeyd oo shacabkii oo dhan Farmaajo ku cambaareeyeen mamnuucidiisa Aamin Ambulance iyo Cadaawada uu reer Muqdisho u qabo

0 Visits: 0 | Thursday April 11, 2019 - 04:18:01
Daawo Doodii ugu adkeeyd oo shacabkii oo dhan Farmaajo ku cambaareeyeen mamnuucidiisa Aamin Ambulance iyo Cadaawada uu reer Muqdisho u qabo

Read More »

[Daawo] Ciidanka Muse Suudi oo degmooyinka Waqooyiga Muqdisho ka mamnuucay maleeshiyadda Farmaajo kadib dagaalkii Kaawo Godeey iyo Xeebta

0 Visits: 0 | Thursday April 11, 2019 - 03:07:02
LIve Qubanaha Dahir Alasow 09 April 2019 1- Kheyre iyo wafdigii la socday oo loo diiday Hotelkii ay sii bokinteen ee Mareykanka iyo fadeexadii aduunka oo ku dhacday. 2- Halka Senator Muse Sudi taagan yahay iyo hadalkii Cabdiraxmaan Yariisow uu ka soo qaaday Farmaajo oo aad u kala fog. Muse Sudi muxuu…

Read More »

[Taariikh dahaba:] Duuliyihii Miiga dagaalka Somalia ee Ethiopia qabatay iyo la yaabkii uu miigiisii kula baxsaday kadibna ku duqeeyay ?

0 Visits: 4992 | Thursday April 11, 2019 - 02:48:16
Duuliye Weeydoow waxa uu ku dhashay degmada #Buulobarde. Waxa uu wax ku Soo bartay Ruushka, Waxa uu Xeeldheere ku ahaa gad gadoonka miiga waxa uu hawada ku Qori jiray Soomaaliya. Iyo xarfo kale . Dagaalkii itoobiya 1977 waxaa uu bur buriyay dhufeeysyadii xabashida ee ugu cuslaa Waxaa Hawada ku Qabtay…

Read More »

[Daawo] Ruwaayad Sooraan iyo Jawaan ka sameeyeen dhiibista Ganacsade Ina Geelle Carab iyo damaca Madaxweynaha Jibouti

0 Visits: 0 | Thursday April 11, 2019 - 01:09:44
Daawo Ruwaayad Sooraan iyo Jawaan ka sameeyeen dhiibista Ganacsade Ina Geelle Carab iyo damaca Madaxweynaha Jibouti

Read More »

[Daawo qubanaha Dahir Alasow] - Yariisow oo Muse Suudi ugu hanjabay Maxkamad - Waa Kuma Goodax Barre iyo Ciidanka Ethiopia oo badda Somalia lagu wareejiyay ?

0 Visits: 0 | Monday April 08, 2019 - 20:33:41
Live Qubanaha Dahir Alasow ? - Sheekadii Jeneral Google Zakiya oo Somalida qabsatay iyo gabadhii laga yaabo iney iscasisho. 0- Wasiir Abdullahi Goodax barre waa kumma ? maxaadse ka og tahay lugtii kuu lahaay dagaalkii lagu gumaaday Ogaadeenkii Hiiraan - Dagaalkii Bambalaayo dartiis inuu Canada uga tegay…

Read More »

[Daawo] Farmaajo oo Ethiopia u saxiixay badda Somalia iney Ciidankeeda ilaaliyaan - IGAD iyo TV-yada Kenya oo shaaciyay

0 Visits: 0 | Sunday April 07, 2019 - 21:29:02
Daawo Farmaajo oo Ethiopia u saxiixay badda Somalia iney Ciidankeeda ilaaliyaan - IGAD iyo TV-yada Kenya oo shaaciyay

Read More »

[Daawo] beentii Hubkii keydka Shabaab iyo Jeneral Google Zakiya "Dahir Alasow oo Reer Facebook ka qosliyay"

0 Visits: 0 | Sunday April 07, 2019 - 19:46:00
Daawo beentii Hubkii keydka Shabaab iyo Jeneral Google Zakiya "Dahir Alasow oo Reer Facebook ka qosliyay"

Read More »

[Sawirka Muqdisho] Wiil 14 Jir ah oo dhabta ku heeysta walaashiis jirta 7 maalmood -hooyadiina dhimatay laba maalin ka hor

0 Visits: 9515 | Sunday April 07, 2019 - 13:40:20
✔ Mar aan maraayay wadada tarabuunka ayan waxaan la kulmay Cumar iyo walaashiisa yar ✔cumar waa wiil somaliyeed da'diisuna waa 14sano jir, wuxuuna dhabta ku heystay walashiis yarta Halimo oo iyaduna aduunyadan dul joogta7 isbuuc kaliya

Read More »

[Daawo] ceebtii Muqdisho ka dhacday iyo qubanaha Dahir Alasow ee wararka ugu hadal heynta badan -Jibouti -Somaliland iyo Muqdisho

0 Visits: 0 | Friday April 05, 2019 - 21:03:33
1- Baabuurkii xalay ku qarxay Isgool boliisiyo iyadoo wadada xiran tahay. 2- Gaadiidleeyda Muqdisho oo wadooyinka ku xanibay baabuurtoodii xamuulka kadib markii ay shaqeeysan waayeen oo meel walba dhagax lagu xiray. 3- Oradkii dhaqanka kacaankii Siyaad Barre ee Farmaajo lagu maaweelinaayey , muxuu ka…

Read More »

[Daawo] Ninka loo magacaabay Gudoomiyaha Bankiga oo ahaay maamulaha Dhiigshiil ee Yurub -khudbadiisii shalay iyo Dowladnimada khasaartay?

0 Visits: 0 | Friday April 05, 2019 - 18:14:33
Daawo Ninka loo magacaabay Gudoomiyaha Bankiga oo ahaay maamulaha Dahabshiil ee Yurub -khudbadiisii shalay iyo Dowladnimada khasaartay?

Read More »

[Daawo]Odayaasha Garxajis oo garab istaagay ganacsadaha Isaaq ee Jibouti lagu dhacay iyo xiisadii oo cirka isku shareertay

0 Visits: 0 | Friday April 05, 2019 - 00:39:29
Daawo Odayaasha Garxajis oo garab istaagay ganacsadaha Isaaq ee Jibouti dhacday iyo xiisadii ii cirka isku shareertay

Read More »

Waagacusub TV
Loading...