Wararka

[Rwanda] oo hanjabaad u dirtay dalka ay deeriska yihiin ee Congo

0 Visits: 2684 | Wednesday June 01, 2022 - 13:50:19
KIGALI — Rwanda ayaa sheegtay inay ka aargudan doontaa haddii ay weeraro kale uga yimaada dalka ay dariska yihiin ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, sida uu sheegay wasiirkeeda arrimaha dibadda Talaadadii, kadib markii ay ku eedaysay Congo inay madaafiic kasoo tuurtay xadka horraantii bishan.

Read More »

[Taliye Cusub] Oo Loo Magacaabay Nabad Sugida Gobolka Banaadir.

0 Visits: 3481 | Monday May 30, 2022 - 19:45:33
May 30 (Waagacusub )-Taliyaha cusub ee Nabad Sugida Soomaaliya Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta magacaabay taliyaha Nabad Sugida qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir.

Read More »

[Congo] oo Rwanda ku eedeysay in ay taageerto fallaago dagaal ka wadda dhulkeeda

0 Visits: 2728 | Saturday May 28, 2022 - 20:00:45
Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa u yeertay safiirka Rwanda ee dalkaasi, iyadoo joojisay duulimaadyadii Rwandair ay Congo ku tagi jirtay, waxaana ay tallaabooyinkan u qaaday si ay uga jawaabto waxa ay ku sheegtay taageerada Kigali ee fallaagada M23 ee duullaanka militari ku qaaday bariga Congo.

Read More »

[Topnews:-] Madaxweynaha cusub oo magacaabay seddex Lataliyeyaal cusub

0 Visits: 3094 | Friday May 27, 2022 - 04:55:53
WAAGACUSUB.COM -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu caawa soo saaray ku magacaabay la-taliyeyaal cusub oo xafiiskiisa ka shaqeynaya.

Read More »

[Topnews:-] Taliyaha cusub ee NISA muxuu ka yiri dilkii Ikran Tahliil ? maxaadse ka taqaanaa?

0 Visits: 3956 | Friday May 27, 2022 - 04:34:11
Waagacusub.com- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa ansixiyay magacaabida taliyaha cusub. Waxaa si kumeelgaarka ah horey taliaha nabad sugida u ahaa xildhibaan Yaasiin Farey. Hay'adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa ah mid ka…

Read More »

[Madaxweyne] Somalia oo Maraykanka u mahadceliyay

0 Visits: 2176 | Thursday May 26, 2022 - 00:21:25
(WAAGACUSUB.com ) - Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo maanta khadka telefoonka kula hadlay xoghayaha arrimaha dibadda ee dalka Maraykanka Sec Blinken, ayaa uga mahadceliyey dowladda Mareykanka taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay Soomaaliya.

Read More »

[XOG] Lafta-gareen oo hub keyd u ahaa Koonfur Galbeed u qeybiyey beeshiisa

0 Visits: 2976 | Wednesday May 25, 2022 - 07:56:32
Xog lagu kalsoon yahay oo ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaysa in madaxweynaha Koonfurt Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed "Laftagareen" uu amray in hub keyd u ahaa maamulka uu hoggaamiyo loo qeybiyo beesha uu ka dhashay.

Read More »

[18 Caruur] Ah Oo Lagu Dilay Toogasho Ka Dhacday Dalka Mareykanka.

0 Visits: 1853 | Wednesday May 25, 2022 - 07:47:27
May 25 (WAAGACUSUB )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa toogasho dhimasho iyo dhaawac sababtay oo ka dhacday dugsi hoose oo ku yaalla magaalada Uvalde gobalka Texas ee dalka Mareykanka.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Agaasimaha Sirdoonka u magacaabay Siyaasi caana

0 Visits: 5889 | Wednesday May 25, 2022 - 07:46:25
Waagacusub.com - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa Xildhibaan Mahad Salad u magacaabay Agaasimaha Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka NISA. Dib u dhiska, iyo hagaajinta Hay'adda NISA waxey qaadaneysaa ugu yaraan laba sanadood. maxaa yeelay guud ahaan hay'adaan waxaa…

Read More »

[Somaliland] Oo Xabsi Iyo Ganaax Lacageed Ku Riday Wariye Coldoon

0 Visits: 1789 | Monday May 23, 2022 - 11:18:09
May 23 (WAAGACUSUB )- Maxkamada Racfaanka ee magaalada Hargeysa ayaa manta ku xukuntay wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon laba sanno oo xabsi ah iyo saddex Milyan oo lacagta Somaliland ah.

Read More »

[Madaxweyne] Xasan Sheikh oo xilka la wareegaya

0 Visits: 1846 | Monday May 23, 2022 - 11:12:47
Isniin, May, 23, 2022 (WAAGACUSUB ) - Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka kala wareegay Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo muddo shan sano ah hoggaaminayay dalka.

Read More »

[TPLF] oo sheegtay inay siidaysay Maxaabiis kamid ah Ciidamada dowladda Itoobiya

0 Visits: 1793 | Saturday May 21, 2022 - 02:04:14
Jimco, May, 21, 2022 (Waagacusub ) - Kooxda TPLF ayaa sheegtay inay xabsiga kasii daysay maxaabiis badan oo kamid ah Ciidamada Itoobiya, kuwaas oo ay sheegtay in lagu qabtay dagaalkii mudada dheer ka socday gobolka Tigray ee u dhaxeeyay TPLF iyo dowladda Itoobiya.

Read More »

[Dowladda] Imaaraatka Carabta oo 9.5 milyan oo dollar siisay dowladda Soomaaliya

0 Visits: 1647 | Thursday May 19, 2022 - 23:12:03
Khamiis, May, 19, 2022 (Waagacusub) - Madaxweynaha Imaaraatka Carabta Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan ayaa amray in Soomaaliya la siiyo 35 milyan oo ah lacagta Dirhamka ee dalkaaas, taas oo u dhiganta lacag ka badan $9.5 million oo dollar.

Read More »

[Madaxweyne] Xasan Sheikh: Turkiga waxa uu taabtay maskaxda iyo quluubta Soomaalida

0 Visits: 1720 | Wednesday May 18, 2022 - 14:33:31
Arbaco, May, 18, 2022 (Waagacusub) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu siiyay wareysigiisii ugu horeeyay ee heer caalami ah ayaa sheegay tageerada uu Turkiga ka geysto Soomaaliya in ay tahay mid taabatay quluubta shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

[Ciidamada] Burundi iyo kuwa dowladda oo dib ula wareegay deegaanka Ceelbaraf iyo Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Balcad

0 Visits: 1382 | Tuesday May 17, 2022 - 17:58:39
Talaado, May, 17, 2022 (Waagacusub ) - Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Burundi ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa Maanta dib ula wareegay gacan ku heynta Saldhiga deegaanka Ceelbaraf, halkaas oo laba todobaad ka hor Al-shabaab kula wareegeen weerar culus oo ay qaraxyo ku bilaaween,…

Read More »

[Topnews:-] Akhriso 25-ka fal dimbiyeed ee Farmaajo ka galay dalka iyo dadka Soomaaliyeed

0 Visits: 5770 | Monday May 16, 2022 - 13:46:43
1- Wuxuu Ethiopia u dhiibay halyeey Soomaaliyeed Cabdikariim Sheekh Muse Qalbidhagax. 2- Wuxuu Ethiopia u saxiixay 1 saac gudahiis afar dekadood , heshiis aan baarlamaanka la horgeyn. 3- Wuxuu weeraray Xarunta Wadajir kadibna wuxuu laayay Saraakiishii ilaalada isagoo kobaha ku Aasay. 4- Wuxuu weerar…

Read More »

Topnews:- Akhriso 25-ka fal dimbiyeed ee Farmaajo ka galay dalka iyo dadka Soomaaliyeed

0 Visits: 2348 | Monday May 16, 2022 - 13:46:43
1- Wuxuu Ethiopia u dhiibay halyeey Soomaaliyeed Cabdikariim Sheekh Muse Qalbidhagax. 2- Wuxuu Ethiopia u saxiixay 1 saac gudahiis afar dekadood , heshiis aan baarlamaanka la horgeyn. 3- Wuxuu weeraray Xarunta Wadajir kadibna wuxuu laayay Saraakiishii ilaalada isagoo kobaha ku Aasay. 4- Wuxuu weerar…

Read More »

[Ololihii] Ugu Xooganaa Oo Ka Socda Muqdisho Iyo Qiimaha Lacagta Ee Codadka Oo Sare U Sii Kaceysa .

0 Visits: 1401 | Sunday May 15, 2022 - 07:22:52
May 15 (Jowhar.com)- Waxaa maanta lagu wadaa in teendhada Afisyooni ee ku taala xerada ciidanka cirka lagu qabto doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, iyadoo ay xilkan u tartamayaan ilaa 35 musharax. Wararka la helayo ayaa sheegaya in diyaar garowgii u danbeeyay ee doorashada uu socdo, iyadoo…

Read More »

[Amar La Dul Dhigay] Saraakiisha ATMIS Iyo Kuwa Soomaalida Doorashada Kahor.

0 Visits: 1088 | Saturday May 14, 2022 - 12:52:17
May 14 (Waagacusub Gocom)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxay maanta kulan ku saabsan amniga doorashada la yeesheen gudigga qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS iyo sarkiisha…

Read More »

SOMALIA:Drop trumped up charges and stop persecuting journalists under repressive criminal law

0 Visits: 17149 | Saturday May 14, 2022 - 07:15:55
The Associated Somali Journalists ASOJ condemns the crude assault on media freedom by authorities in Somaliland, who this week, brought contradictory and unsubstantiated criminal charges against journalists Mohamed Abdi Mohamed of MM Somali TV, Abdijabar Mohamed Hussein of HornCable TV and Abdirahman…

Read More »

Waagacusub TV
Loading...